Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga Qorshaha Qaran Ee Horumarinta Biyaha Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga Qorshaha Qaran Ee Horumarinta Biyaha Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Wadatashiga oo ahaa kii labaad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomalaiya oo ay ka qeyb galeen Wasiiro ka kala socday Wasaaradaha Tamarta iyo Biyaha ee Maamul Goballeedyada, Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda, quburro, Aqoonyahanno ku xeel dheer kheyraadka Biyaha iyo Howl-wadeenno ku shuqlan taabagelinta barnaamijka Kheyraadka Biyaha ayaa maanta la soo gabo gabeeyay.

Wadatashigan oo socday saddex cisho ayaa looga doodayay tallooyin ku wajahan hanaanka istaraatijiyadeed, hirgelineed si adeegga biyaha loo gaarsiiyo meelaha aadka ugu baahan adeegga biyo, gaar ahaan deegaannada Goballada dalka.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Mas’uuliyiinta Maamul Goballeedyada oo qaarkood la hadlay Warbaahinta qaranka oo kala ahaa Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Muxumed, Wasiirka Biyaha iyo Tamarta Koonfur Galbeed Iimaan Cali Cabdi iyo Axmed Saciid Qolom oo ah Wasiir Ku-xigeenka Tamarta iyo Biyaha ee Puntland ayaa soo dhoweeyay weji labaad ee shirka Wadatashiga Kheyraadka Biyaha.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Fowsiyo Maxamed Sheekh oo soo xirtay shirka Wadatashiga oo ay martigelisay Wasaaradda Tamarta ayna ka qeyb galeen Wasiirada Maamul Goballeedyada ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay gabagabada shirka iyo Qorshaha 5-ta sanno ee la dejiyay oo ay isku raaceen dhamaan dadki ka qeygalay shirka.

Maxamednuur Maxamed, Warbaahinta Qaranka, Garoonka Aadan Cabdulle Muqdisho.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Wasaaradda Dastuurka Iyo Guddiyada Dib-U-Eegista Dastuurka “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Tababar La Xiriira Af-Ka Iyo Dhaqanka U Furay 76 Suxufi “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Tababar La Xiriira Af-Ka Iyo Dhaqanka U Furay 76 Suxufi “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Tababar La Xiriira Af-Ka Iyo Dhaqanka U Furay 76 Suxufi “SAWIRRO”

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In