Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkadda Duulimaadyada ee Turkish AirLine oo Joojisay Duulimaadyada Gudaha Dalkaas.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Shirkadda Duulimaadyada ee Turkish AirLine oo Joojisay Duulimaadyada Gudaha Dalkaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish AirLine ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii ay ka samayn jirtay gobolada iyo magaalooyinka waddanka Turkiga dhexdiisa ilaa iyo inta laga gaarayo 20-ka April.

Shirkadda ayaa arrintan ku sheegtay inay qayb ka tahay tallaabooyinka looga hor tagayo faafitaanka fayraska Corona, waxayna si toos ah ugu dhawaaqday in la joojiyay duullimaadyadeedii gudaha dalkaas.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Agaasimaha guud ee Shirkadda Turkish AirLine Bilaal Akshi ayaa arrintan la wadaagay warbaahinta dalka turkiga, gaar ahaan wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadoul, wuxuu sidoo kale qoraal kusoo daabacay bartiisa Twitterka isagoo si rasmi ah u xaqiijiyay in duulimaadyadii gudaha dalka ay joojiyeen.

Agaasime Akshi ayaa tilmaamay in ay qaadayaan tallaabo kasta oo ay u arkaan inay u wanaagsan tahay dagaalka lagula jiro cudurka dhibaatada badan ku haya caalamka ee CoronaVirus.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Hiiraan ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab “Sawirro”

Next Post

Xoogaga Hubaysan ee Dawladda Liibiya oo Sheegay inay la Wareegeen Awoodda Dalkaas.

Next Post
Xoogaga Hubaysan ee Dawladda Liibiya oo Sheegay inay la Wareegeen Awoodda Dalkaas.

Xoogaga Hubaysan ee Dawladda Liibiya oo Sheegay inay la Wareegeen Awoodda Dalkaas.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In