Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkadda Hormuud oo $15,000 ugu deeqday canug xanuunsan-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Shirkadda Hormuud oo $15,000 ugu deeqday canug xanuunsan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamuud Yaxye Maxamuud waa inan yar oo halsano iyo bar jir ah waxaa uu ku xanuunsanayaa mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho,Maxamuud waxaa cudurka haya oo sababay in Sanka oo ka mid ah xubnaha muhiimka ah ee Aadana uu ka gooyo sidoo kalena uu indhahiisa ay Qatar ku jiraan sida dhakhaatiirtu ay sheegayaan wiilkaa yar 25 bari ayuu xanuunkani la jiifaa waalidiintasana waxaa ay noo sheegeen in lagu wargaliyay in dalka aan waxba looga qaban karin oo uu u baahan yahay isbitaal dibada ah.
Shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom oo noqotay hay’adii ugu horeysay oo ka jawaabta baahida uu qabo Maxamuud ayaa waxaa ay maanta gaarsiisay lacag dhan $15,000 (Shan iyo toban kun oo doollar) wiilkaa yar ee xanuunsanaya waxaana ay mas’uuliyiinta shirkadu ugu baaqeen bulshada Soomaaliyeed in la garab istaago Maxamuud sidii caafimaad dibada ah uu u heli lahaa.
Gudoomiye ku xigeenka Hormuud Foundation Sheekh Cumar Salaad ayaa waxaa uu ka hadlay kaalmada ay gaarsiiyeen wiilkaa yar waxaana uu ka codsaday cid kasta oo ilaahay wax siiyay in ay ka qayb qaadato badbaadinta canuga xanuunsanaya.
“Waxaan maanta isugu nimid wiilkaan yarka ah ee sabiga ah oo aad arkeysaan xubinihiisii jirka ugu qaalisanaa Sanka iyo Afka iyo xanuun ku dhacay oo markii hore ku bilawday Jadeeco dhakhtar daro iyo dhibaato soo wajahday awgeed ayuu saan la noqday ilaaahaybaa u qadaray allaah subxaanahu wa tacaalaa waxaan weydiisaneynaa in uu caafimaad deg deg ah siiyo “ayuu yiri salaad.
Hooyo dhashay wiilkan xanuunsanaya Faadumo Ibraahim,waxaa ay u mahad celisay cid kasta oo garab istaagtay waxaana ay ka codsatay bulshada Soomaaliyeed in laga caawiyo in wiilkeeda caafimaad dibada ah loo qaado .
“Marka koowaad waxaan u mahad celinayaa daahir oo wiilkaan ku soo booqday isbitaalka oo uu ku jiray 24 bari markay na dheheen carabta canugaan waxba lagama qaban karee guriga geysta canugaana mid guri lagu hayn karo ma ahan marka labaad shirkada Hormuud aan u mahad celinaayaa marka sadaxaad walaalahayga kaalin weyn isiinayaan u mahad celinaayaa”ayay tiri Faadumo.

111 222 444 555

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

W/D: Axmed Cali Kaahiye

Previous Post

Safiirka Jabuuti oo deeq gaarsiiyay agoon ku nool Muqdisho

Next Post

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay gudiyo qaabilsan caafimaadka hooyada

Next Post

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay gudiyo qaabilsan caafimaadka hooyada

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In