Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Shirkadda Isgaarsiinta Itoobiya oo Sheegay in Adeegeeda ka Shaqeynayo Gobolka Tigrey.

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Afrika, Wararka
0
Shirkadda Isgaarsiinta Itoobiya oo Sheegay in Adeegeeda ka Shaqeynayo Gobolka Tigrey.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkada kaliya ee taleefanada ee ka jirta Itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -Telecom ayaa sheegtay in adeegii taleefanada qeybo ka mid ah gobalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya uu iminka shaqeynayo.

Shirkadu waxay sheegtay taleefanada oo hawada ka maqnaa mudo 3 isbuuc ah sababo la xiriira xiisadaha ka jiray gobalka, hadda meelaha qaar ay shaqeynayaan inta dhimana ay gacanta ku hayaan.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Deegaanada; Dansha,Turkan, Humera, Shiraro, Meytsebri iyo Maykadra ayaa taleefanada qeyb ahaan shaqeynayaan sida shirkada sheegtay.

Magaalada Alamata ayaa taleefanada si buuxda u shaqeynayaan.

Shirkadu waxa ay sheegtay in ay gacanta ku heyso dayac tirka qalabka isgaarsiinta ay waxyeeladu gaartay islamarkaana  kaashaneyso shirkada korontada Itoobiya, si  adeega korontada loo soo celiyo.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaaray Baladweyne “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray  Dekedda Muqdisho”SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray  Dekedda Muqdisho”SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray  Dekedda Muqdisho"SAWIRRO"

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In