Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka wada tashiga qaran ee looga tashanayo nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta sanadka 2016.

Shirkan oo saaka ka furmay Hotelka City Palace ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka, masโ€™uuliyiin ka kala socday Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, Ururada Haweenka iyo culumaaโ€™udiinka.

Related posts

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo shirka ka hadlay ayaa sheegay inay muhiim tahay in dadka aragtiyadooda ka dhiibtaan goโ€™aanada la gaarayo mustaqbalka soo socda, waxaana uu xusay in talada shacabka ay tahay mid muhiim ah.

Mr Yuusuf ayaa ugu baaqay bulshada inay si qoto dheer uga doodaan aragtiyada la soo bandhigayo ee ah nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa sanadka 2016.

Shirkan ayaa inta uu socda looga doodi doonaa habraaca doorashada sanadka 2016 iyo waxyaabaha la xulan doono, iyadoo ay soo baxayaan in dhowr qodob uu jiro, kaasoo ay kala dooran doonaan dadka shirka ka qeyb galayaan, isla markaana fikirkooda ka dhiibanayaan

Ugu dambeyn shirar wada tashi oo looga hadlayo doorashooyinka 2016 ayaa maanta ka furmay magaalooyinka Kismaayo, Garowe, Cadaado iyo Baydhabo.

wada tashiga (1)wada tashiga (2)wada tashiga (3)wada tashiga (4)wada tashiga (5)wada tashiga (6)wada tashiga (7)wada tashiga (8)wada tashiga (9)wada tashiga (10)

Previous Post

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay daah-furka kulamada madasha looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka oo maanta dalka oo dhan ka bilowday

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha PuntLand oo Columbus Kula Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaaladaasi “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha PuntLand oo Columbus Kula Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaaladaasi “Sawirro”

Wasiirka Arrimaha Gudaha PuntLand oo Columbus Kula Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaaladaasi "Sawirro"

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In