Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii wada tashiga oo goor dhaweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Shirkii wada tashiga oo goor dhaweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii Madasha Wada tashiga Qaran ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa goor daweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho,

Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen Madaxda dowladda Federaalka, Madaxda Maamul goboleedyada, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, Wasiirro, xildhibaann0, qeybaha bulshada iyo wakiillo ka socday Beesha Caalamka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa akhriyay war murtiyeed ka soo baxay shirka wada tashiga, kaasoo ka koobnaa illaa 10 qodob oo ay ugu muhiimsan yihiin hanaanka loo marayo geeddi socodka doorashooyinka 2016-ka.

Ergada Madasha wada tashiga qaran ayaa waxay isku raaceen hab raaca howl fulineed oo tilmaamaya hanaanka uu wada tashiga u dhacayo iyo soo jeedimaha kala duwan ee doorashooyinka ku dhici karaan sanadka 2016.

Ergada waxay isku raaceen maadaama duruufta haatan lagu jiro aysan saamaxeyn doorasho hal qof iyo hal cod, balse la qaban karo doorasho kale oo aan aheyn hal qof iyo hal cod.

Sidoo kale Ergada ayaa isku raacday in loo baahan yahay in wada tashi dheeri ah oo qeybaha kala duwan ee bulshada lala yeesho sida dhalinyarada, haweenka, odayaasha dhaqanka, culimada, aqoonyahanada, ganacsatada iyo dadka laga tirada badan yahay.

Kulamadaasi wada tashiga ayaa la isku raacay inay ka dhacaan deegaannada maamul goboleedyada, waxaana la soo jeediyay inay ka qeyb galaan qeybaha bulshada.

Wada tashiyada ayaa la tilmaamay iney qeyb ka noqdaan qurba-joogta Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo afkaarta bushada Soomaaliyeed.

Wajiga labaad ee kulankan ayaa la qaban doonaa todobaadka labaad ee bisha December, iyadoo lagu soo bandhigi doono talooyinka laga soo uruuriyay bulshada ku nool  gobolada dalka, si loo qaato qaabka ugu wanaagsan ee doorashooyinka sanadka 2016 u dhacayaan.

War-murtiyeedka shirka waan idiin soo gudbin doonnaa

IB0A4043 IB0A4131 IB0A4145 IB0A4147 IB0A4150 IB0A4154 IB0A4157 IB0A4161 IB0A4179 IB0A4188 IB0A4189 IB0A4190 IB0A4193 IB0A4199 IB0A4203 IB0A4204 IB0A4205 IB0A4215 IB0A4235 IB0A4249 IB0A4262 IB0A4279 IB0A4289 IB0A4294 IB0A4310 IB0A4321 IB0A4379 IB0A4382 IB0A4389 IB0A4391 IB0A4397 IB0A4399 IB0A4401 IB0A4408 IB0A4409 IB0A4411

Previous Post

Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota balliqardhaas “Sawirro”

Next Post

Agaasime “Bahlaawi” oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Sudan “Sawirro”

Next Post
Agaasime “Bahlaawi” oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Sudan “Sawirro”

Agaasime "Bahlaawi" oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Sudan "Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In