Shirwaynaha xafiisyada hantidhowrka labada heer ee Dowladda Federaalka oo muddo saddex maalmood ka socday magaalada Muqdisho oo diiradda lagu saaray hormarinta xariirka iyo iskaashiga xafiisyada ayaa maanta lasoo gunaanaday, iyadoo laga soo saaray war-muriyeed ka kooban 5 qodob.
Wasiirku Wasaaradda Qoyska oo kulan la qaadatay Haweenka
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah...