Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sidii Gurmad Lagu Gaarsiin Lahaa Goobaha Laga Xorreeyey Argagixisada Al-Shabaab Oo Laga Hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Sidii Gurmad Lagu Gaarsiin Lahaa Goobaha Laga Xorreeyey Argagixisada Al-Shabaab Oo Laga Hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Abuukar Subeer ayaa guddoomiyey kulanka iskaashiga Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha oo maanta ku qabsoomay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, loogana hadlay dar-dargelinta iyo kor-u-qaaddida gurmadka abaaraha, xasilinta deegaannada laga xorreeyey argagixisada iyo diyaarinta waxqabadka Xukuumadda ee 100kii maalmood ee tagay.

Shirka ayaa intii uu socday lagu gorfeeyey qaabkii loo gaarsiin lahaa adeegyada dowladda dadka ku nool deegaannadii laga saaray argagixisada, maadaama muddo badan ay dhibaato ku hayeen Khawaariijta, dadkuna aysan helin adeeg dowladeed.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Sidoo kale, waxaa kulanka looga hadlay in la dardar-geliyo wacyigelinta gurmadka abaaraha oo muhiim u ah sidii  shacabka Soomaaliyeed ee abaartu xoolahoodii dhaafisay gurmad loola gaari lahaa, xili ku habboon.

Kulanka agaasimeyaasha ayaa la isku raacay in la soo diyaariyo waxqabadka Xukuumadda ee 100kii maalmood, si loogu bandhigo bulshada Soomaaliyeed iyo hannaanka ay u wada shaqayn lahaayeen hay’adaha dowladda, gaar ahaa tiirarka udub dhexaadka u ah  xukuumadda  #DanQaran ee hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay James Swan

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Magaalada Kampala Shir Uga Qaybgalay

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Magaalada Kampala Shir Uga Qaybgalay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Magaalada Kampala Shir Uga Qaybgalay

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In