Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu qabtay deegaan ka tirsan Galmudug.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Siminaar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu qabtay deegaan ka tirsan Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay  jiraan tacdiyo iyo xadgudbyo ka dhan ah xuquuqul insaanka taas  loo geysto mararka qaar dad aan waxba galabsan ayaa waxaa  Ceel Guula lagu qabtay maanta siminaar lagu  baranayay sida loo ilaalin karo xuquuqul insaanka iyo waxa ay ka qabto diinteena islaamku ku xadgudubka sharafta iyo kaaramada bini aadamka.
Siminaarka oo ay iska kaashanayeen qabsoomidiisa Hay’adda Daryeel oo fadhigeedu yahay Dalka swedan iyo ururka maxaligaa ee SOSDA oo ah urur ka shaqeeya Deegaanada dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Galmudug ayaa
waxaa ka qeyb galay Masuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Ceel Guula iyo ku dhawaad 50 qof oo matalayay qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Dagmadaasi.
Furitaanka siminaarka  ayaa ugu horeyn  ka hadlay Injineer Cumar Maxamuud Rooble (Cumar Suuri) oo ku hadlayay magaca Hay’adda Daryeel waxaana uu sharaxaad guud ka bixiyay Ajandaha lagu baranayay mudada uu
socdo isagoona xusay in laba arimood looga doodi doono kuwaasi oo kala ah ilaalinta Xuquuqda bini aadamka iyo sida bulshada looga wacyi galin karo falalka xun xun ee Burcad badeednimada iyo wixii la mid ah.

Sidoo kale Cabdi Maxamed Guure oo ka mid ahaa masuliyiinta Dagmada Ceel Guula ee ka qeyb galay siminaarka ayaa mahad celin kadib sheegay in ay muhiim u tahay bulshada reer Ceel Guula in lagu baraarujiyo ilaalinta xuquuqul aadanaha.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Madaxa Ururka SoSda Prof Maxamed xaaji ereg  ayaana ugu danbeyn ku booriyay kasoo qeyb galayaashii siminaarka in ay noqdaan kuwa hormuud u noqda ilaalinta xuquuqul insaanka iyo in Bulshada reer Ceelguula ay meel uga soo wada jeestaan falalka guracan.

Previous Post

Qaar ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Koofur Afrika oo caqabad soo wajahday.

Next Post

Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.

Next Post
Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.

Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In