Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Somalia oo xubin ka noqotay International Telecommunications Satellite Organization (ITSO).

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo safar shaqo ku jooga Washington ayaa waxaa uu u gudbiyey waraqahii aqoonsiga ee Somalia xubin uga noqon lahayd Ururka Maamula Isgaarsiinta Satellitya addunka, International Telecommunications Satellite Organization (ITSO). Waxay arintan gacanta Dawlada Soomaliya soo gelin doonta maamulda iyo ogolaanshaha xidig cagmaydka (Satellites) dul mara hawada dalkeena.

ITSO Director General, Mr Jose Toscano oo wasiirka ku martigaadayshirkan, kuna soo dhaweeyey xafiiska ku yaala Washington ayaa faah faahin dheer ka siiyey muhimmada ay u leedahay in dawlba walba heshiis la gasho dawlada ama shirkadaha private ee xidig gacmeedyadooda dul maraan, si aysan spectrum and frequency wadanka aysan interference ugu sameeyn. Aritan waxay muhiim u tahay dejinta iyo helida igaarsiin nadiif ah oo lahahyn dhawaq hoos u dhiga habsamida isgaarsiinta.

Related posts

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026

Wasarada ayaa furi doonta xafiis arimahan u gaar ah oo maamula heshiisyada isgaarsiinta satellityada ee dalka durmara. Waa markii ugu horeeysay in Soomlaiya arintan ay maamulkeeda la wareegto.

Wasiirka ayaa bishii la soo dhaafay sidoo kale ku guulaystay in wasaarada bilawdo hawsha ‘type approval’ oo mar dhaw la soo tababari doono shaqaala wasaarad ka tirsan lgu soo tababari doono UAE. Hawshan ay wasarada bilaabi doonto mar dhaw ayaa waxay maamuli doonta waxii qalab isgaarsiin ee dalka soo gala, si looga hortago inaan qalab aan wadanka ku haboonayn uu yimaado.

Previous Post

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Kooxda Swansea City oo Amaah Kula Soo Wareegtay Nelson Oliveira

Next Post

Kooxda Swansea City oo Amaah Kula Soo Wareegtay Nelson Oliveira

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In