Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaali noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Soomaali noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

Axmed Cali oo loo yaqaano Axmed Knowmadic oo dhalasho ahaan Soomaali ah ayaa loo magacaabay suugaan yahanka magaalada Edmonton ee dalka Canada ilaa sanadka 2019.

Ali, 33, sano jir ah ayaa dalka Canada tagay sanadkii  1992, isagoona ah qof ku wanaagsan tirinta gabeyada.

“Edmonton waa meeshii igu horeysay oo aan bartay, sidaa awgeed qalbigeyga ayay ku taalaa,” ayuu yiri Axmed Cali.

Shaqada la doonayo ayaa ah in uu u fasiro ereyada suugaanta marka ay shireyaan golaha magaalada Edmonton, isla markaana uu qeyb ka qaato horumarinta suugaanta magaaladaas.

Axmed Knowmadic ayaa waxaa soo xuley suugaan yahan hore iyo qaar kamid ah xubnaha bulshada Soomaaliyeed ee halkaas ku dhaqan kaidb markii ay arkeen sida Axmed ugu wanaagsan yahay tirinta gabeyada iyo suugaanta kale.

Golaha suugaanta magaalada  Edmonton ayaana ugu dambeyntii Axmed u doortay jagadan.

“Wuxuu akhriyay gabey qosol iyo reyn reyn ku sameeyay guddiga xulidda loo xil saaray,” ayuu sheegay afhayeenka Jenna Turner.

“Hanaankiisa u gaarka ah oo gabey tirinta ah waxaa u maleynayaa in uu awoodi doono in wax badan nooga sheegi doono magaalada.”

Axmed Cali oo ku magac dheer Axmed Knowmadic ayaa noqoneya suugaan yahankii todobaad oo xilkan qabto, isago xilka kala wareeji doono Pierrette Requier, kaas oo ah nin luuqado badan ku hadla, masraxyada soo bandhiga isla markaana sheekooyinka qora.

Previous Post

FAO Soomaali wali abaar ayaa ka jirta

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda NorwayWasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda NorwayWasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

Wasiirka Arrimaha Dibadda NorwayWasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In