Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida Mareykanka ku nool oo qabtay xaflad lagu taageerayo Dowladda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Soomaalida Mareykanka ku nool oo qabtay xaflad lagu taageerayo Dowladda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha magacaaban Mudane Xasan Cali Kheyre.

Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ayaa qaar kamid ah ka soo qeybgalaaasha oo ka yimid gobolo kala duwan oo gudaha dalka Mareykanka, waxa ay si wada jir ah u muujiyeen dareenkooda ku aadan isbadalka Dalka iyo sida ay ugu faraxsanyihiin.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee xilligan iyo kuwii hore ayaa dhankooda ka qeyb qaadanayay xafladda, waxa ayna ka soo jeediyeen hadalo aad u qiimo badan oo ku aadan xaaladda dalka Soomaaliya iyo kaalinta qurba joogtu ka cayaari karto isbadalka wadanku galay.

Dhinacyada Maalgashiga, Siyaasada, Caafimaadka, Waxbarashada, Abuurista Xirfado iyo waxyaabo badan oo aasaasi u ah bulshada ayay Xildhibaanadu ka codsadeen qurba joogta in ay dalka ku soo biiriyaan, ayaga oo u mahadceliyay qurba joog badan oo aqoontooda iyo hantidooda dalka geeyay isbadalna abuuray.

Culimada ayaa aad ah uga hadashay arrimaha la xariira Abaaraha, waxana xafladda looga duceeyay shacabka iyo dalka Soomaaliyeed in Alle ka qaado abaarta Madar qeyr qabana uu siiyo.

Fanaaninta Midnimo ayaa dhankooda Heeso wadani iyo guubaabo ah ka qaaday xafladan, waxayna ka mid ahayd xafladaha ugu waaweyn ee laga dhigay magaalada Columbus Ohio.

Waxaa dadkii soo abaabulay ugu danbayn ay ku dhawaaqeen in ay abaaraha u hayaan dhaqalo badan kuwa kalana ay ku guda jiraan diyaarintooda, taas oo wax un kaalmaa ka gaysan karta xaaladaha abaaraha ee ka jira Soomaaliya.

Deeqo SONNA

Previous Post

Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha oo la damiyay

Next Post

Guddoonka Golaha Shacabka Oo Shaaciyey In Kalfadhiga 1aad Uu Si Rasmi Ah U Furmi Doono…WARSAXAAFADEED

Next Post
Guddoonka Golaha Shacabka Oo Shaaciyey In Kalfadhiga 1aad Uu Si Rasmi Ah U Furmi Doono…WARSAXAAFADEED

Guddoonka Golaha Shacabka Oo Shaaciyey In Kalfadhiga 1aad Uu Si Rasmi Ah U Furmi Doono...WARSAXAAFADEED

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In