Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Canada oo ka wada hadlay Hannaanka isbadalka dib u habeynta Maaliyadda

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Canada oo ka wada hadlay Hannaanka isbadalka dib u habeynta Maaliyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cilmi Maxamed Nuur, oo ka qeyb galaya shirka sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika oo ka socda Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar, ayaa halkaasi ka wada kulamo gooni-gooni ah oo uu la yeelanaya madax kala duwan.

Wasiirka ayaa kulan doceed la qaatay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Dowladda Canada Mr. Harjit Sajjan iyo masuuliyiintii la socotay, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda labada dal.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray Hannaanka Isbadalka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhameystirka arrimaha deyn-cafinta, Sidoo kale waxaa looga hadlay taageerada ay dowladda Canada ka geysan karto saameynta dhaqaale ee isbadalka cimilada oo saameyn xoogan ku yeeshay Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamed Nuur, ayaa waxaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo shirka sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika oo ka socda Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar.

Previous Post

Shirka madasha 2-aad ee Maayarrada dalka oo lagu soo xiray Muqdisho

Next Post

Sacuudi iyo Mareykanka oo xabad joojin ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan

Next Post
Sacuudi iyo Mareykanka oo xabad joojin ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan

Sacuudi iyo Mareykanka oo xabad joojin ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In