Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Soomaaliya oo Ciyaartay kulan ka tirsan Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Soomaaliya oo  Ciyaartay kulan ka tirsan Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya waxaa uu ciyaarayay Kulanki ugu horeyay ee kulamada koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika oo Sanadkaan lagu qabanayo Dalka Ethiopia.

Soomaaliya ayaa kulan adag la Ciyaartay Xulka Qaranka Dalkaasi Tanzania Ciyaar xiiso badan oo halkaasi lagu soo bandhigay ayaa soomaaliya waxaa ay Kala kulantay guuldaradii todobaad oo ay Kala kulantay Xulka Qaranka Dalkaasi Tanzania,

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026

Waxaana Soomaaliya looga adkaaday 4-0 Afarta gool ee looga adkaaday Soomaliya ayaa waxaa laga dhaliyay labada qaybood ee ciyaarta minn Laba Gool,

Iyadoo Afartaasi Gool ay min Laba gool u qaybsadeen Elias Maguli iyo John Bocco oo u Ciyaara Tanzania.

Tanzania oo ciyaarta Awood badnayd ayaa waxaa ay abuurtay 28 fursadood oo ay Gool ku dhalin kareen balse Gool Haye Khaalid oo is hortaagay Weeraryahanada Tanzania ayaa diiday in ay dhaliyaan in ka badan Afar gool,

Waxaana Khaalid uu badbaadiyay sagaal fursdood oo gool la oran karay.

Soomalia oo dadaal muujisay qaybtii danbe ee ciyaarta ayaanan u suurto gelin in ay dhaliso goolka Calanka waxaana taasi ay noqoneysaa in Soomaaliya ay ku guul dareysatay in wax gool ah ay dhaliso kow iyo toban kii kulan ee ugu danbeysay oo ay ciyaartay.

Sidoo kale shantii kulan ee ugu danbeysay oo ay ciyaartay waxaa laga dhaliyay 17 gool.

Dhanka kale Soomaaliya oo guul gaartay waxaa ugu danbeysay. 03-01- Sanadkii 2009 kulan hal gool ay ugu adkaatay Xulka Qaranka Tanzania.

Kulankaasi ay adkaatay soomaaliya wixii ka danbeyay waxaa ay ciyaartay 20 Marka lagu daro kulankii ay maanta la ciyaartay Tanzania,

Waxaana dhamaan kulamadaasi ay barbaro gashay hal kulan oo qura halka Sagaal iyo toban kulan laga adkaaday.

Kulanka xiga ee koobka Bariga iyo Bartamaha Qaradda Afrika Soomaaliya ay la Ciyaari doonta Arbacada soo socota oo ay tariikhda ku asteysan tahay 25-11-2015 Xulka Qaranka Kubada Cagta Ethiopia oo koobka marti gelinaya Sidoo kale na guuldaro kale soo kulmay Xulka Qaranka Rwanda.

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacowday Afhayeenka Wasaaradda Amniga Ee Maamulkaasi

Next Post
Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacowday Afhayeenka Wasaaradda Amniga Ee Maamulkaasi

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacowday Afhayeenka Wasaaradda Amniga Ee Maamulkaasi

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In