Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga ciyaaraha Diblomaasiyiinta ee Beijing 2023

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga ciyaaraha Diblomaasiyiinta  ee Beijing 2023
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhigga Isboortiga Diblomaasiyiinta 2023 ayaa lagu qabtay Jaamacadda Ciyaaraha ee Beijing, (Beijing Sport University), kaas oo ay kaasoo soo qeyb galeen diblomaasiyiin ka kala socday dalal kala duwan. Ujeedka qorshahan laga leeyahay wuu yahay madal saaxiibtinimo, taasoo kor u qaadaysa isfahanka iyo saaxiibtinimada ka dhexeeya ergada diblomaasiyadeed ee ku sugan magaalada Beijing.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane,oo ka qeyb galay furitaanka munaasabadda ayaa ka hadlay doorka cayaaruhu ku leeyihiin is-dhaafsiga dhaqanka iyo xiriirka caalamiga ah, wuxuuna hadalkiisa soo jiitay dadweynihii ka soo qeyb galay, isagoo dhanka kale, tilmaamay sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay joogteynta ka qeyb galka dhacdooyinka noocaan oo kale ah, si loo xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Bandhiggan waxa ugu muhiimsan ee lagu soo bandhigay waxaa ka mid ah tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee loo yaqaano โ€œfutsalkaโ€, oo ay ka soo qayb galeen 16-kooxood oo kala matalayay ergooyin kala duwan. Kooxdii ka socotay Diblomaasiyiinta Soomaaliya ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan oo soo jiiday masโ€™uuliyiinta iyo dadkii kale ee madasha ka soo qeyb galay.

Bandhiga ciyaaraha Diblomaasiyiinta 2023 ayaa si guul leh u soo dhammaaday, waxayna ciyaarahan dhiiragelin u yihiin kor u qaadista diblamaasiyadda ciyaaraha iyo isdhaafsiga dhaqanka. Diblomaasiyiinta Soomaaliya ayaa si firfircoon uga qayb qaatay jawiga wanaagsan ee munaasabadda ku bilaabatay kuna dhammaatay, taas oo tusaale u ah xoojinaya xiriirka Soomaaliya iyo bulshada diblomaasiyadeed ee Beijing.

Ugu dambeyntii, Safaaradda Soomaaliya ayaa ugu uga mahadcelisay Xarunta Is-dhaafsiga Ciyaaraha Caalamiga ah ee Maamulka Guud ee ciyaaraha (Isboortiga) Shiinaha oo soo qaban qaabisay Bandhigan cajiibka ah iyo martiqaadkad iblomaasiyiinta Soomaaliyeed. Xiriiirka diblumaasiyadeed iyo isfahamka dhaqanku ayuu xoojinayaa bandhigan oo kale.

Safaaraddu Soomaaliya ayaa Balan qaaday in ay diblamaasiyiinta Beijing kala shaqeyneyso munaasabadaha soo socda mustaqbalka ee xoojinaya midnimada, saaxiibtinimada, iyo isdhaafsiga dhaqanka.

Previous Post

Somaliaโ€™s Finance Minister meets SFDโ€™s General Manager to discuss debt restructuring

Next Post

Ciidanka NISA oo 44 xubnood oo khawaarijta kamid ahaa ku laayay degmada Kuntu waareyย 

Next Post
Ciidanka NISA oo 44 xubnood oo khawaarijta kamid ahaa ku laayay degmada Kuntu waareyย 

Ciidanka NISA oo 44 xubnood oo khawaarijta kamid ahaa ku laayay degmada Kuntu waareyย 

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In