Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Soomaaliya Oo U Gudubtay Semi Final-ka Cecafa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Soomaaliya Oo U Gudubtay Semi Final-ka Cecafa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya ee da’doou ka hooseysa 17-jirada ayaa waxay guul muhiim ah ka gaaaray dhigooda Kenya tartanka Cecafa ee 17-jirada ayadoo Soomaaliya iyo Kenya ay wadageen min afar dhibcood ka hor inta aysan bilaaban Ciyaarta waxaana ay ahayeen labada dal ee ugu sareeyay Group-ka A.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026

Soomaaliya ayaa goolka ka heshay Farxaan Duqoow oo lambarka 11-aad u watay dhalinta Soomaaliya waxaana guushan  ay tahay Mid aad muhiim ugu ahayd xulka qaranka 17-jirada waxaana taasi ay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay u soo gudubtay wareega xiga ee tartanka ayadoo 7-dhibcood Uruursatay Sadex Kulan oo ay Ciyaartay Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa waxaa sadexda kulan ee Tartanka Cecafa waxay ku group noqotay dalalka Itoobiya Burundi iyo dalka Kenya, Kulankii ugu horeyay oo Soomaaliya ay la Ciyaartay dhigooda Itoobiya ayaa waxaa uu ahaa mid ku soo idlaaday 3-1 oo guusha ay ku raacday dalka Itoobiya balse Itoobiya ayaa dhibcihii laga qaaday kadib markii ay ku xad gudbeen sharuucda u taalay tartanka kadib markii garoonka ay soo galiyeen Ciyaartoy ka Weyn 17-sano Sidaasi ayaana Soomaaliya waxaa lagu siiyay sadexdii dhibcood iyo sadex gool, Kulankii xigay ee Group-ka Soomaaliya waxay la ciyaartay dalka marti gelinaya koobka ee Burundi waxaana uu ahaa kulan dhiira gelin loo balan qaaday wiilasha dalkeena waxaana Burundi oo dalkeeda joogtay ay ku fashilantay in goosha wiilasha Soomaaliya ay Soo Taabato waxaana Ciyaartii ay ku soo idlaatay 0-0 haatan Soomaaliya waxay ka adkaatay Kenya sadexda dhibcood ee Soomaaliya ay ka heshay Kenya waxay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay ugu sareyso kala horeynta Group-ka waxaana ay  leedahay 7-dhibcood kaalinta kowaad ayeey ugu soo gudubtay qaybaha kale ee ka haray tartanta.

Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ku guuleysatay in ay Caalamka ku qanciso hanaankii Soomaaliya deymaha looga cafin lahaa

Next Post

Guddoomiye Yarisow oo kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo celinta Degmooyinka Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Yarisow oo kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo celinta Degmooyinka Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Guddoomiye Yarisow oo kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo celinta Degmooyinka Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faa’iideysan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In