Wednesday, January 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo dalka Vietnam

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo dalka Vietnam
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo wadamadaย  Afrika ayaa waxaa ka qayb galay Danjire Cawaale Kullane iyo ku-xigeenkiisa Mudane Siciid Jaamac Mire la-taliyaha koowaad ee Safaaradda J.F. Soomaaliya ee dalka Shiinaha.

Shirkan oo ahaa mid ay uga qayb galeen qaab fogaan arag ah oo ay la yeesheen Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Mudane Pham Quang Hieu iyo 31 safiir oo ka socda dalalka Afrika ee ku sugan Beijing dalka Shiinaha sidoo kalena ah safiiro dibad joog ah oo ku magacaabanย  dalka Vietnam.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

January 27, 2026
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026

Maadaama ujeeddada shirku ahayd in lagu gorfeeyo siyaabaha kor loogu qaadi karo iskaashiga ka dhexeeya Vietnam iyo Afrika iyadoo duruufa is -beddelka ku geedaaman yihiin ayuu Danjure Cawaale Kullane ka jeediyay halkaas khudbad ku saabsanayd xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Vietnam, isagoona xooga saaray xariirka ganacsi iyo midka beeraha oo uu sheegay in labda dal iska kaashan karaan.

Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha Cawaale Cali Kullaneย  ayaa sidoo kale tilmaamay in ay jirto rajo wanaagsan iyo mustaqbal dhalaalaya oo ku saabsan xariirka labada dal ee Soomaaliya ee dalka Vietnam.

Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa sidoo kale ah safiir dibad joog ah oo dowladda Soomaaliya ugu magacaaban safiirka Soomaaliya ee dalka Vietnam, isagoo inta badan ka shaqeeya xoojinta xariirka dalalkaas oo la dareemayo in uu jiro isbadal dhanka cilaaqaadka labada dal ah.

Previous Post

Kooxo hubeysan oo sii daayay Caruur ay ka afduubteen Nigeria

Next Post

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga XFS oo shir Guddoomiye kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda”SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga XFS oo shir Guddoomiye kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda”SAWIRRO”

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga XFS oo shir Guddoomiye kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda"SAWIRRO"

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

January 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furay Shirka...

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026
0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...

๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In