Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirweyanaha Xiriirka Doomaaha Caalamka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirweyanaha Xiriirka Doomaaha Caalamka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka  oo lagu qabtay Magaalada  Chamberye, ee dalka France., waxaan Soomaaliya uga qeyb galay Guddoomiyaha xiriirka doomaha Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo kaaliyahiisa Liibaan Nuur.

Shirka oo soconayay 4-ilaa 9 September waxaa looga hadlay  horumarinta Afrika iyo Agendaha 2020 waxaana kasoo baxay qodobo miro dhal ah oo ay ka mid tahay in Afrika loo caawiyo qaab gobolaysi ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay CECAROCAF oo ah xiriiradda doomaha ee Bariga & bartamaha Afrika.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Madaxda Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay ayaa shir la qaatay Guddoomiyaha Xiriirka Caalamiga Jean-Christophe Rolland iyagoo ka la hadlay sidii uu qeyb uga qadan lahaa dib u eegis lagu samaynayo  dastuurka Afrika ee Xiriirka Doomaha Bariga afrika  kagu guulaystay in Madaxa Afrika Khaleed Zein  la faray in uu arinkas u dhaqaaqo.

Guddoomiyaha Xiriirka Doomaha Soomaliya Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd islamarkaana ah Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Doomaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa kulamo gaar ah la qaatay GuddoomiyahaOlombikada Caalamiga (IOC)  Mr THOMAS BACH iyo Gudddoomiyaha isboortiga ee dalka Austria waxayna ka wada hadleen  sidii Soomaliya loogu caawin lahaa horumarinta ciyaaraha Doomaha. waxa una kulankooad kusoo Dhamaaday

Xiriirka Soomaaliyeed Doomaha ayaa Horumar la taaban karo ka sameeyay ciyaaraha Dibada , Iyadoo guddoomiyaha xiriirkaas Saciid Xey uu guddoomiye ku xigeen ka yahay isla marnaana xubnaha firfircoon kujiro.

1 2 3 4 5 6 unnamed

Previous Post

Tirada dadkii ku dhintay Wiishkii ku soo dumay Masaajidka Xaramka oo sii korortay

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo Tacsi u diray Ummadda Muslimiinta dhimashada

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo Tacsi u diray Ummadda Muslimiinta dhimashada

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In