Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay “Dhageyso Wareysi”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay “Dhageyso Wareysi”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa saxiixday ka mid noqoshada Soomaaliya ee Qaraarka Qarammada Midoobay ee Xuquuqda Dadka Naafada ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Deeqa Yaasiin oo ah wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqul Aadanaha ayaa tilmaantay in Dawladda Soomaaliya istaagtay ilaalinta xuquuqda dadka naafadaha ah, iyadoo sidoo kale Soomaaliya ay noqotay wadanka 178aad ee Saxiisay Xeerka xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay.

“Arrintaan maanta waxay ku timid dadaal dheer oo ay soo sameeyeen ururada Bulshada Rayidka ah iyo dadka baahiya gaarka qaba, xukuumadana waxay rumaysay dadaalkaas in mudo ah soo socday.” Sidaasi waxaa yiri Wasiir Deeqa Yaasiin.

Dhageeyso wareeysi aan la yeelanay Wasiirka.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/Waraysi-.mp3

Previous Post

Taliska CXD Soomaaliyeed oo sheegay inuu ku Garab taagan yahay Shacabka iska caabinta Al-Shabaab

Next Post

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kormeeray Iskuulka Jabuuti

Next Post
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kormeeray Iskuulka Jabuuti

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kormeeray Iskuulka Jabuuti

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In