Friday, January 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Stoke City oo Ka Badisay Arsenal iyo QPR oo ka Adkaatay Burnley “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Stoke City ayaa garoonkeeda Britannia Stadium 3-2 uga badisay kooxda Arsenal.

Kooxda Stoke ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay sedaxda gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Peter Crouch, Bojan Krkic iyo Jonathan Walters.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

bojaan bojan gool bojan croch goolpeter goolStoke walters gool walterssadwenger

Kooxda Arsenal ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta dhalisay labo gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Santi Cazorla iyo Aaron Ramsey.

pen

Ciyaaryahan Calum Chambers ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Arsenal.

Red

Kooxda Arsenal ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka kooxda Stoke City ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 18-dhibcood.

Kooxda Queens Park Rangers ayaa ka soo baxday sedaxda kooxood ee ugu hooseeya horyaalka ingiriiska,ka dib markii ay 2-0 uga badisay kooxda Burnley.

Kooxda Queens Park Rangers ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Leroy Fer iyo Charlie Austin.

austin calee celee Fer

Ciyaaryahan Charlie Austin ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda QPR.

Kooxda Queens Park Rangers ayaa horyaalka ka soo gashay kaalinta 17-aad,waxana ay leedahay 14-dhibcood,halka kooxda Burnley ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield gool la’aan 0-0 ah kula gashay kooxda Sunderland.

Kooxda Liverpool ayaa horyaalka uga jirto kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 21-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto kaalinta 14-aad,iyadoo leh 15-dhibcood.

Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda White Hart Line barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Crystal Palace.

Kooxda Tottenham ayaa horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta tobanaad,waxana ay leedahay 21-dhibcood,halka kooxda Crystal Palace ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 14-dhibcood.

Kooxda Hull City ayaa sidoo kale garoonkeeda KC Stadium barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda West Bromwich Albion.

Kooxda Hull City ayaa ka mid noqotay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya,halka kooxda West Bromwich ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 14-dhibcood

Previous Post

Xafiiska xeer ilaalinta oo saaray amarro culus

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

January 22, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐃𝐮𝐰𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 M𝐨𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 l𝐮𝐠𝐮 s𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚y

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐃𝐮𝐰𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 M𝐨𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 l𝐮𝐠𝐮 s𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚y

January 22, 2026
0

Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In