Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Suuq la’aan soo wajahday Ganacstada Qudaarta Jowhar Covid-19 awgiis+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Barnaamijyada, Wararka
0
Suuq la’aan soo wajahday Ganacstada Qudaarta Jowhar Covid-19 awgiis+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ganacsatada iibisa qudaarta qeybaha kala duwan iyo Beeraleyda  tacabta  ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka cabanaya saameynta  uu ku yeeshay Covid-19  suuqayada qudaarta Magaalada Jowhar.

Waxaa guud ahaanba suuqayadaasi laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyari ka dib markii la hakiyay isku socodka iyo isdhaxgalka dadka si looga hortago faafitaanka Cudurka safmareenka ah ee Karoona Feyruska.

Related posts

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026

Qaar ka mid ah Ganacsatadaasi  Maagalada Jowhar ayaa inoo xaqiijiyay in isbedel uu ku yimid ganacsigooda waxaana ka mid ah Makaraan Maxamed  Cabdule  oo ah  Ganacsade iibiya mooska waxa  sheegay  in qiimahiisu uu hoos u dhacay hase ahaatee ay ugu darantahay suuq  la,aanta soo wajahday muddooyinkaan .

“Mararka qaar waxaa dhacda inaan suuq la’aanta jirta awgeed aan weyno wax naga iibsada sidaa dareedeed uu halaabo mooska maadaama uusan xamilikarin in waqti badan  yaallo “sidaas waxaa yiri Makaraan Maxamed  Cabdule  oo ganacsade qudaarta iibiya.

Aamina Xaaji Mahdi waxa ay ka mid tahay Beeraaleyda beerta dalagyada kala duwan ee qudaarta waxaa sheegtay in qiimaha ay ku iibiso qudaarata gaah ahaan yaanyada uu wax badan iska bedelaya marka loo eego qarashka ka gala marka la beerayo iyo xaalada suuqa sidoo kale waxa ay sheegtay in guud ahaan ganacsiga laga dareemay saameynta Cudurka Covid-19 tan markii uu soo galay dalka.

“Guud ahaan qudaarta aan keenay sedex meelood halmeed uma helin suuga iyo qiimo lagu iibsankaro waxaana saameyn nagu yeeshay Cudurka Karoona Feyrus si la mid ah suuqyadda Caalamka.” Aamina Xaaji Mahdi waxa ay ka mid tahay Beeraaleyda beerta dalagyada kala duwan ee qudaarta.

.

Previous Post

Maamulka Galmudug oo xalliyay colaado Ka jiray deegaanno Ka tirsan Galmudug

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Dalalka Saaxiibka la ah Soomaaliya oo Kawada hadlay Xakameynta COVID-19

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo  Dalalka Saaxiibka la ah Soomaaliya oo Kawada hadlay Xakameynta COVID-19

Ra'iisul Wasaare Khayre iyo Dalalka Saaxiibka la ah Soomaaliya oo Kawada hadlay Xakameynta COVID-19

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI-KENYA):-Inta la xaqiijiyay 29 ruux ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya,...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In