Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar aqoon kororsi ah oo loo xiray shaqaale ka tirsan wasaaradaha dowladda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar lagu baranayay yareynta faqriga iyo koboca dhaqaalaha dalka ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay magaalada Muqdisho.

Tabaarkani oo socday  mudo shan maalin ah ayaa loo qabtay shaqaale ka kala socday wasaaradaha   qorsheynta,  kaluumaysiga iyo Bankiga hormarinta  iyo dib u dhiska Somaaliya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Siminaarka oo uu soo qaban qaabiyay  Bankiga  horumarinta  iyo dib u dhiska  Somaaliya ayaa waxaa maalgalinayay Bankiga  Hormarinta Islaamka OIC .isla markaana soo marsiiyay simanaarkani in ay baxiyaan  Hay’adda  Tababarka  cilmi baarista  dhaqalaha iyo bulshada ee wadamada islaamnka SISRIC  ee xaruntiisa tahay dalka tukiga .

Agaasimaha  Bankiga hormarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya Mudane Cabdi Nuur  Gaas ayaa  sheegay in bankiga  uu ku howlan yahay  sidii loo horumarin lahaa dalka sida  wax soo saarka  iyo dib u dhiska.

“tabarkani oo socday muddo Afar maalin ah ayaa ku saabsanaa  yareeynta faqriga iyo sare u qaadidda wax soo saarka wadanka  waxaa ka qeyb qaatay  saraakiil ka socday  wasaaradda qorsheynta iskaashiga kaluumiysiga khayraadka  bankiga  hormarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya” ayuu yiri agaasimaha bankiga horumarinta.

Wasiir ku xigeenka  kuluumaysiga khayraadka badda Mudane Saciid Jaamac qaalib ayaa ugu bogaadiyay  shaqaalaha tababarka  ka faa iidestay waxuuna ugu baaqay in ay  uga faa’iideyaan walalohooda aan  fursadda u halin in ay qaataan simaanrkani.

“Waxaan filayaan inta uu socday tabaarkani inaan ka faa’ideysateen waxana  la idnka rabaa ina uga faa iideysaan walahiihana  kale aan nasiib ka u halen inaay helaan siminaarkani ka wasaarad ahaan waxaan balan qaadayaa inaam la shaqeeyno  bankiga oo ah  dhiiri galinta wax soo saarka wadanka  sida kaluunka   beeraha  xoolaha kuwaasi oo ah hormarinta hadii ay hay’adaasi dalka wax wayn u qaban kara” ayuu yiri wasiir ku xigeenka.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Saraakiil ka Tirsan Ciidanka XDS oo Tababar uga Socdo Dalka Masar “Sawirro”

Next Post

Dhaqaatiir baaritaan caafimaad u sameysay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare

Next Post
Dhaqaatiir baaritaan caafimaad u sameysay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare

Dhaqaatiir baaritaan caafimaad u sameysay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In