Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Cududurada Dhimirka Lagu Baranayo Oo Muqdisho Ka Furmay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tababar Cududurada Dhimirka Lagu Baranayo Oo Muqdisho Ka Furmay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Habeb Mental Health Foundation oo kaashaneysa Hay’adda Mersey Care NSH trus oo fadhigeedu yahay magaalada Liverpool ee dalka engiriiska ayaa maanta u furay tababar aqoonyahano isugu jira dhaqaatiir,kalkaaliyayaal caafimaad,iyo xirfadlayaal ku tacaluqa dhanka caafimaadka kaasi oo soconaya 12 isbuuc, (lix bilood) kaasi, waxaana xubnahani ka faa’ideysanaya ay ka kala socdaan qeybaha kale duwan ee xaruumaha caafimaadka ee ka jira dalka.

Tababarkani oo ka furmay maanta xarunta isbitaalka dhimirka ee Dr Xabeeb magaalada Muqdisho ayaa casharada ay baranayeen xubnaha ka qeyb galayay tababarka waxa ay kaga faa’ideysanayeen aalada Enternetka oo maqal iyo muuqaal Islamarkaana oo i toos ah, (Online e-Learning Mental Health Training Course),  iyadoo casharada ay bixinayeen Macalimiin ajnabi ah oo ku sugan dalka Ingiriiska.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Barnaamijkani ayaa waxaa hogaaminayay oo si Online casharada u bixinaya Dr Yasir Abbasi oo ah dhaqtar talo ka bixiya cudurada dhimirka iyo muqaadaraadka una qaabilsan Hey’adda Mersey Care NHS Trust iyo Dr Joe Raffery Chief Executive Mersey Care NHS Trust ayaa si qoto dheer kaga sheekeeyay dhibaatooyinka cudurada dhimirka iyo xal u helidooda, taasi oo ay wax badan ka faa’ideen ka qeyb galayaasha tababarka.

Furitaanka tababarkii maanta ayaa waxaa ka hadlay Agaasimaha hey’adda daweysa cudurada dhimirka iyo raabiyada Dr C/raxmaan Cali Cawaale (Dr Xabeeb) oo sheegay in tababarkani uu ka dhiganyahay guul u soo hoyatay umadda Soomaaliyeed ayna hey’addani ka dhisan UK ay ka gacansiin doonto caawimaada iyo daweynta dadka dhimirka la’, waxaana uu balan qaaday xarunta Xabeeb in mar walbo ay garab taagantahay umadda Soomaaliyeed.

Isbitaalka Dhimirka ee Dr Xabeeb ayaa ah isbitaal u adeega umadda Soomaaliyeed islamarkaana adeegyo caafimaad oo hagar la’aan ah u fuliya dadka qaba cudurada dhimirka oo qaarkood uu ku guuleystay in uu wax ka qabto xaaladooda caafimaad, waxaana dadaaladani xiriirka caalamka uu ku wanaajinayo  ayaa ka dhigan horumarinta xaruumaha caafimaadka ee Dr Xabeeb iyo dar dar galinta fulinta howlaha caafimaadka.

12041667_1047375845294566_1936212708_n 12041821_1047377815294369_599615737_n 12064282_1047383798627104_98244679_n 12067924_1047383661960451_724357076_n 12071502_1047375928627891_1864454762_n 12077127_1047377805294370_109212028_n 12084218_1047383725293778_1237470322_n 12086740_1047375978627886_1347545475_n 12086925_1047375821961235_1892980833_n 12086942_1047375918627892_1379404340_n  hqdefault IMG_1023 IMG_1024 IMG_1031

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In