Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan doorka gabdhaha ee Maamulka Warbaahinta oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan doorka gabdhaha ee Maamulka Warbaahinta oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Warfaafinta heer Federaal iyo dowlad goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ay ka faa’iideysanayaan 30 ka mid ah Wariyeyaasha dumarka ah ee ka howlgala warbaahinta deegaanada Koofur Galbeed, ayaa muddo seddex maalmood ah oo uu socday waxaa diiradda lagu saarayaa, kor u qaadidda doorka dumarka ku jira saxaafadda ee maamulka hay’adaha Warbaahinta..

Cabdiraxmaan Maxamed Aadam ( Koronto) Lataliyaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa tilmaamay ahmiyadda tababarkan uu ahaa qibrad wadaag iyo muujinta kaalinta wanaagsan ee gabdhaha suxufiyiinta ah ma qaadan karaan horumarinta maamulka Warbaahinta.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Ka qeyb galayaasha ayaa u mahad celiyay Macalimiinta iyo Wasaaradda Warfaafinta heer Federaal iyo dowlad goboleedka Koofur Galbeed qabashada tababarkan oo ay sheegeen in ay ka faa’iideen waxbadan.

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Koonfur Galbeed mudane Cabdifitaax Cali Yuusuf  oo soo xiray  tababarka, ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska dowladda Federaalka, waxa uuna xusay in ay iska kaashadeen qabashada tababarkan si loo xoojiyo kaalinta gabadha Saxafiyiinta ah ee maamulka hay’adaha Warbaahinta.

Tababarkan waa kii afaraad oo wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ku qabato xarumaha dowlad goboleedyada iyada oo wasaaradaha Warfaafinta heer dowladhaa xubnaha ah dowladda Federaalka si kor looga qaado kaalinta gabdhaha saxaafadda Ku jira ee maamulka hay’adaha Warbaahinta.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Gaalkacyo uga qeybgalay xuska aas aaska Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Cagta mariyay saldhigyadii ay Khawaariijtu ku lahayd xadka ay wadaagaan Galgaduud iyo Sh/dhexe

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo Cagta mariyay saldhigyadii ay Khawaariijtu ku lahayd xadka ay wadaagaan Galgaduud iyo Sh/dhexe

Ciidanka Xoogga dalka oo Cagta mariyay saldhigyadii ay Khawaariijtu ku lahayd xadka ay wadaagaan Galgaduud iyo Sh/dhexe

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In