Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Lagu Baranayo Ka Hor Tagga Musiibooyinka Dabiiciga ah oo Nairobi Ka Furmay”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tababar Lagu Baranayo Ka Hor Tagga Musiibooyinka Dabiiciga ah oo Nairobi Ka Furmay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo lagu baranayo ka hor tagga musiibooyinka dabiiciga ah oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi.

Tababarkan oo socon doono mudo shan maalmood ah ayaa waxaa maalgalinaya urur goboleedka IGAD iyo Bangiga aduunka.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

September 12, 2026

Tababarkan lagu baranayo ka hor tagga musiibooyinka dabiiciga ah ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka tirsan gudiga baarlamaanka u qaabilsan arrimaha gudaha,wasiiru dowlaha wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka C/rashiid Maxamed Xidig ,wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisa Maxamuud Cabdi Xasan(Bekos) iyo mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda maareeynta musiibooyinka ee dalka Kenya.

Wasiiru dowlaha wasaarada wafraafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos) ayaa sheegay in ujeedada tababarkan ay tahay qaabaabkii ay labada dowladood isaga kaashan lahaayeen ka hor tagga musiibooyinka dabiiciga ah.

Wasiir Bekos ayaa intaasi ku daray in tababarka looga hadlayo doorka ay warbaahintu ka qaadan karto ka hor tagga musiibooyinka dabiiciga ah iyo sidii shacabka loo gaarsiin lahaa marka ay musiibooyinkasi dhacaan si aysan u badan qatarta musiibooyinkaasi.

IMG_3899 IMG_3900 IMG_3901 IMG_3906 IMG_3908 IMG_3911 IMG_3919 IMG_3921 IMG_3924 IMG_3930 IMG_3931 IMG_3932 IMG_3934 IMG_3935 IMG_3936 IMG_3937 IMG_3938

Sawir qaade:- Hassan Omar Baffo

Previous Post

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDS+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDS+Sawirro

Madaxweynaha Galmudug oo maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDS+Sawirro

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka...

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In