Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 months ago
in Wararka
0
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada ee loogu talagalay Bangiyada Soomaaliya.

Barnaamijkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda hay’adaha maaliyadeed ee dalka si ay door muuqda uga qaataan soo jiidashada maalgelinta caalamiga ah ee la xiriirta isbeddelka cimilada.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Aqoon-is-weydaarsiga waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin sare oo ka socday bangiyada ganacsiga iyo shirkadaha caymiska ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ku jireen masuuliyiin u qaabilsan horumarinta ganacsiga, maamulka amaahda iyo khataraha, joogtaynta, iyo maalgelinta mashaariicda. Ka qaybgalayaashu waxay falanqeeyeen kaalinta sii kordheysa ee waaxda maaliyadeed ee Soomaaliya ay ku yeelan karto maalgelinta mashaariicda kor u qaadaya adkeysiga isbeddelka cimilada iyo kobaca dhaqaale ee waara.

Agaasimaha Guud ee Ururka Bangiyada Soomaaliyeed Dr. Axmed Khadar Cabdi Jaamac, ayaa sheegay in bangiyada Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay kordhiyaan maalgashiga dhinacyada xoojinaya adkeysiga dalka ee isbeddelka cimilada.

“Bangiyada Soomaaliya waxay diyaar u yihiin inay kordhiyaan maalgelinta dhammaan qaybaha kor u qaadaya adkeysiga Soomaaliya ee isbeddelka cimilada. Tababarkani wuxuu noo ahaa fursad muhiim ah oo aan ku fahanno nidaamka maaliyadda cimilada ee caalamiga ah.” Ayuu yiri Guddoomiye Dr. Axmed.

Agaasimaha Fulinta ee Sanduuqa Qaranka ee Cimilada Soomaaliya (NCF), Libaan Cabsiiye, ayaa xusay muhiimadda iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya Sanduuqa NCF iyo Ururka Bangiyada Soomaaliyeed.

“Iyadoo loo marayo iskaashikeenna joogtada ah ee aan la leenahay Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, Sanduuqa Qaranka ee Cimiladu waxaa ka go’an, dhismaha waax maaliyadeed oo awood leh, kana jawaabi karta caqabadaha isbeddelka cimilada

Previous Post

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Next Post

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Next Post
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In