Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay tacadiyada iyo dhibaaatada lagu hayo dumarka ee xaqooda lagu duudsiyo ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ururka Difaacayaasha Xaquuqda Dumarka oo soo qaban qaabiyay kulanka ayaa soo bandhigay tacadiyo kala duwan oo ay sheegeen in lagula kacay dumarka oo ay diiwaangeliyeen, waxaana kala qayb galay kulankaasi xubno ka socday maamulka degmada Caabudwaaq iyo wakiilo ka kala socday hay’adaha kala duwan ee ka howlgala degmada iyo qaybaha bulshada Caabudwaaq ku nool.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa ka dooday sida looga hortagi karo tacadiyada ka dhanka ah dumarka, isla markaana loo soo saari lahaa sharciyo lagu xakumayo dadka dhibaatooyinka u geysta dumarka, waxaana ugu dambeyn la isku afgartay in si wada jir ah wax looga qabto arrimaha ka dhanka ah haweenka.

Ugu dambeyntii ayaa shirka waxaa kaloo la isku raacay in dumarka laga qeyb geliyo hanaanka siyaasadeed ee gobolka, gaar ahaan tan Maamulka iyo horumarka degmada Caabudwaaq ka socda.

Waa markii ugu horaysay oo la qabto kulan looga hadlayo xuquuqda dumarka iyo tacadiga ay la kulmaan, laguna qabto degmada Caabudwaaq.

Previous Post

Juventus oo Sii Kordhisay dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Talyaaniga

Next Post

Dr C/qaadir oo ka hadlay xanuunada Afka, baaqna u jeediyay bulshada Soomaaliyeed

Next Post
Dr C/qaadir oo ka hadlay xanuunada Afka, baaqna u jeediyay bulshada Soomaaliyeed

Dr C/qaadir oo ka hadlay xanuunada Afka, baaqna u jeediyay bulshada Soomaaliyeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In