Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tahriibayaashii ugu badnaa oo sanadkan ku dhintay badaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tahriibayaashii ugu badnaa oo sanadkan ku dhintay badaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wargeyska The Independent ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa shaacisay inay jirto sare u kac ku aaddan dadka tahriibayaasha ah ee ku dhimanaya Badaha.

Ugu yaraan 3,000 oo qof ayaa la sheegayaa inay sanadkan 2016-ka oo keliya ku naf waayeen marin biyoodyada looga tallaabo waddamada reer Yurub.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Dadka ay dhibaatadu saamaysay ayaa u badan kuwo ka soo cararay waddamada Ciraaq, Suuriya iyo Liibiya,kuwaasoo ay dalalkooda ka taagan yihiin dagaallo iyo gaajo.

Sanaddii aynu kasoo gudubnay ee 2015-kii ayaa la sheegay inay tirada tahriibayaashu marayso heerkii ugu sarreeyay,balse sanadkan 2016-da ayaa la filayaa inay intaasi kasii badato haddii ay sidan ku sii socoto xaaladda dadka ku qul-qulaya waddamada reer Yurub.

Badda u dhexeysa Libiya iyo Talyaaniga ayaa sanadkii lasoo dhaafay ahayd halka ugu halista badan,iyadoo halkaasi ay ku geeriyoodeen boqolaal tahriibayaal ah.

Tan iyo Jimcihii aynu kasoo gudubnay ayaa la sheegayaa inay Jasiiradda Sicily oo ku taalla Talyaaiga gaareen Kumanaan qaxooti ah oo kasoo cararay dhibaatooyin ka jira waddamadooda.

Drs;Ema Rijnierse oo ka shaqeeysa arrimaha samata bixinta badda Maditerrenan-ka,ayaa sheegtay in haatan ay xaaladda kasii darayso.

Mss;Rijnierse ayaa waxa kalooy sheegtay inay daweyso dad badan oo tahriibayaal ah, kuwaasoo loo geysto dhaawacyo kasoo gaaray garaac ,jirdil ,kufsi iyo fara xumayn.

Doomaha ay ku safraan dadkan oo aan looga tala gelin in lagu safro ayay sheegtay in la saaro tiro xad dhaaf ah, iyadoo mararka qaarkoodna ay muqallisiintu si ula kac ah ugu daadiyaan dadka saaran.

Previous Post

Bulshada degmada Balanbale oo codsaday in loo dhiso xarumo caafimaad iyo waxbarasho “SAWIRRO”

Next Post

Daawo Sawirrada: Sida ciidamadu uga hortageen maleeshiyaadki weeraray xarunta CID

Next Post
Daawo Sawirrada: Sida ciidamadu uga hortageen maleeshiyaadki weeraray xarunta CID

Daawo Sawirrada: Sida ciidamadu uga hortageen maleeshiyaadki weeraray xarunta CID

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In