Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tahriibyaal ku geeriyooday xeebaha Gariigga

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Tahriibyaal ku geeriyooday xeebaha Gariigga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen mayd cusub, ka dib markii laba doomood ay todobaadkii hore ku degeen xeebaha Gariigga, kuwaas oo ay saarnaayeen dad tahriibayaal ah, wararka ayaa intaa ku daraya in tirade meydadka la helay ay gaarayaan 30 qof.

Gariigga ayaa sheegay in laba doon oo ay saarnayeen dad muhaajiriin ah oo gaaraya 175 ruux ay ku dageen xeebaha dalkaasi, kuwaasi oo ay shegeen in ay ku howlanyahiin baadi goobkooda, waxayna intaasi ku dareen in dadka qaraqmay ay u  badnayeen Haween iyo Caruur.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Siddeedii bilood ee ugu horeysay sanadkan, ciidamada ilaalada xeebaha Gariigga ayaa soo badbaadiyay 1,500 oo qof oo tahriibayaal ah, taasoo 600 ka badan tiradii sanadkii hore ay soo badbaadiyeen.

Dhanka kale, Taliska Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa sheegay in 38 Tahriibayaal ah laga soo badbaadiyay Xeebaha magaalada Izmir ee Koonfurta Galbeed ee dalka Turkiga.

Previous Post

Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed (Maqaal)

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo 20-tan ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ku dilay Yasooman  

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo 20-tan ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ku dilay Yasooman  

Ciidanka Xoogga dalka oo 20-tan ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ku dilay Yasooman  

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In