Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Talaabooyinka Dowladda Soomaaliya u qaaday la tacaalida COVID19 (Aqriso)

admin by admin
6 years ago
in Maqaallo, Wararka
0
Dowladda FS oo lagu ammaanay sida ay uga go’antahay ka gun-gaaridda qorshaha deyn cafinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kiiskii ugu Horeeyay ee carona Virus waxa laga Soomaaliya 16 kii maarso sida ay xaqiisay Wasiirka caafimaadka Dr Fowsiya Abiikar Nuur oo Warbaahinta Qaranka kala hadashay bulshada

COVID19 ama Corona Virus waaa xanuun faafidiisu fududahay fara ba’anna ku haya caalamka waxaa la diiwaan galiyay dunida oo dhan ku dhawaad 200 oo kun oo kiis.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Dowladda Federaalka Soomalaiya ayaa qaaday talaabooyin lagula tacaalayo cudurka Corona virus laguna xakameynayo faafidiisa waxaana ka mid ah.

  1. Dowladda Soomaaliya waxa ay diyaarisay goob lagu karantiilo dadka looga shakiyo ama qaba cudurka Coronavirus
  2. Dowladda waxa ay isbitaalka Martiina ka dhigtay isbitaal u gaar ah la tacaalida cudurka COVID19

 

3. Dowladda waxa ay joojisay dhammaan duulimaadyada caalamiga ah ee dalka ka baxa ama soo gala

 

4. Dowladda waxa ay 5 Milyan oo Dollar u qoondeysay la dagaallanka cudurka COVID19

 

  1. Dowladda waxa ay go’aamisay in Jaamacadaha iyo iskuullada la xiro mudo 15 maalmood ah

 

  1. Dowladda waxa ay wada hadallo kula jirtaa hey’adaha dhaqaalaha adduunka  si ay uga hesho taageero dhaqaale oo lagu kabo midka dowladda kula tacaaleyso COVID19

 

  1. Dowladda waxa ay sameysay farriimo wacyigelineed oo ka baxaya warbaahinta Qaranka si bulshada loogu baraarujiyo  qatarta COVID19

 

  1. Dowladda waxa ay bulshada ugu baaqday in la joojiyo isku imaatinka dadweynaha
Previous Post

Munaasabadda Caleema saarka Madaxda Galmudug oo dib loo dhigay

Next Post

Taliska Booliska oo xiraya Waaxda Faraha ee CID-DA

Next Post
Taliska Booliska oo xiraya Waaxda Faraha ee CID-DA

Taliska Booliska oo xiraya Waaxda Faraha ee CID-DA

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In