Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Boliiska oo Sheegay inla dar-dar galin doono Awoodda Ciidanka Boliiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliska Boliiska oo Sheegay inla dar-dar galin doono  Awoodda Ciidanka Boliiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Boliiska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xassan Xaamud ayaa kala hadlay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Iskaashiga Boliiska labada Dal iyo sidii Turkiga uu gacan uga geysan lahaa dhismaha iyo qalabeynta Ciidamadda Boliiska.

Kulan ย ka dhacay Xafiiska Taliyaha Ciidamadda Boliiska Soomaaliyeed Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa looga hadlay Wadashaqayn dhexmarta Labada Boliis ee Turkiga iyo Soomaaliya taasoo kor u qaadi doonta Tayada Ciidamadda Boliiska oo hadda si dar-dar leh ku shaqaynaya.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Taliyaha Boliiska Soomaaliya Sareeyo Gaas Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xamuud ayaaย sheegayย in safiirka uu ka Guddoomay Dhambaal uu uga waday Dhiggiisa Turkiga, isagoo intaa raaciyay in laga wada hadlay iskaashi dhexmara Labada Boliis.

โ€œwaxaan ka wada hadalnay aniga iyo saraakiishayda iyo Diblumaasiyiinta aan la kulannay in la xoojiyo Xiriirkaย  labada ciidan Boliis, xiriirkaa soo horay ย u jiray Maadaama aan aniga meesha ku cusbahay waxaan rabnaa in la xoojiyo Awoodda Ciidanka, Boliiska waa mid ย 71 jirsaday waana hayโ€™adda ugu faca weyn, waana hayโ€™adda kaliya oo ummadda ay ka sugayso Shaqooyin badan, Maadama Dowladdu ay si fiican Awood u leheen waxaan rabnaa in la xoojiyo Taageerada Dowladaha ย Caalamka ay siinayaan Hayadaha Dowladda ugu sareeya” ayuu yiri Taliyaha Boliiska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud.

Dhanka kale Taliyaha Boliiska ayaa sheegay in maalmahan uu ku howlanaa dib u tayaynta Ciidankakaย Boliiska isagoo Yiri.

โ€œCiidamadda Boliiska waxa uu maal mahan ku Howlanaa dib u Dhiska Awoodda Ciidannimadiisaย  iyadoo ay aad u liitaan Duruufaha ay ku shaqaynayaan, waxaana Rajaynaynaa inaan ย innaga oo caalamka la kaashanayno Si awood badan u dhisno Awoodda shacabka oo ah tan ciidanka Boliiskaโ€.

Previous Post

Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalkaas

Next Post
Wasiir Hadliye Cumar” Saamayn mayeelan doonaan weerarada Shabaab ay  geysanayaan”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalkaas

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In