Tuesday, August 16, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Boliiska oo Sheegay inla dar-dar galin doono Awoodda Ciidanka Boliiska

July 27, 2015
in Wararka
0
Taliska Boliiska oo Sheegay inla dar-dar galin doono  Awoodda Ciidanka Boliiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Boliiska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xassan Xaamud ayaa kala hadlay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Iskaashiga Boliiska labada Dal iyo sidii Turkiga uu gacan uga geysan lahaa dhismaha iyo qalabeynta Ciidamadda Boliiska.

Kulan  ka dhacay Xafiiska Taliyaha Ciidamadda Boliiska Soomaaliyeed Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa looga hadlay Wadashaqayn dhexmarta Labada Boliis ee Turkiga iyo Soomaaliya taasoo kor u qaadi doonta Tayada Ciidamadda Boliiska oo hadda si dar-dar leh ku shaqaynaya.

Related posts

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

August 15, 2022
Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha

August 15, 2022

Taliyaha Boliiska Soomaaliya Sareeyo Gaas Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xamuud ayaa sheegay in safiirka uu ka Guddoomay Dhambaal uu uga waday Dhiggiisa Turkiga, isagoo intaa raaciyay in laga wada hadlay iskaashi dhexmara Labada Boliis.

“waxaan ka wada hadalnay aniga iyo saraakiishayda iyo Diblumaasiyiinta aan la kulannay in la xoojiyo Xiriirka  labada ciidan Boliis, xiriirkaa soo horay  u jiray Maadaama aan aniga meesha ku cusbahay waxaan rabnaa in la xoojiyo Awoodda Ciidanka, Boliiska waa mid  71 jirsaday waana hay’adda ugu faca weyn, waana hay’adda kaliya oo ummadda ay ka sugayso Shaqooyin badan, Maadama Dowladdu ay si fiican Awood u leheen waxaan rabnaa in la xoojiyo Taageerada Dowladaha  Caalamka ay siinayaan Hayadaha Dowladda ugu sareeya” ayuu yiri Taliyaha Boliiska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud.

Dhanka kale Taliyaha Boliiska ayaa sheegay in maalmahan uu ku howlanaa dib u tayaynta Ciidankaka Boliiska isagoo Yiri.

“Ciidamadda Boliiska waxa uu maal mahan ku Howlanaa dib u Dhiska Awoodda Ciidannimadiisa  iyadoo ay aad u liitaan Duruufaha ay ku shaqaynayaan, waxaana Rajaynaynaa inaan  innaga oo caalamka la kaashanayno Si awood badan u dhisno Awoodda shacabka oo ah tan ciidanka Boliiska”.

Previous Post

Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalkaas

Next Post
Wasiir Hadliye Cumar” Saamayn mayeelan doonaan weerarada Shabaab ay  geysanayaan”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalkaas

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

August 15, 2022
0

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax...

Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha

August 15, 2022
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo...

Madaxweyne Xasan Oo Dib Ugu Soo Celiyay Saadaq Cumar Darajadiisa Ciidannimo

Madaxweyne Xasan Oo Dib Ugu Soo Celiyay Saadaq Cumar Darajadiisa Ciidannimo

August 15, 2022
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed...

William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

August 15, 2022
0

Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In