Wednesday, June 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Boliiska oo Gacanta Ku Dhigey Xubno Ka Tirsan Alshabaab

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Taliska booliiska oo saanad ciidan kala wareegay dowladda Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Ciidanka Booliiska, Dhamme Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in howlgal ciidanku ka sameeyeen degmada Dharkenley lagu soo qabtay nin ka tirsan Alshabaab, kaas oo hadda ku jira gacanta dambi baarista Booliiska ee CID.

Eedeysanaha ayaa magaciisa lagu sheegay Xasan C/laahi Salaad, kaas oo sida afhayeenku xusay laga soo qabtay 15 bishan xaafadda Dabakaayo- Madow ee degmadaas, waxaana ninkan oo ka tirsanaa kooxda Amniyaatka ee argagaxisada Alshabaab isaga iyo kuwo kale oo lala soo qabtay Studio lagu kireeyo Cajaladaha Filmada iyo Heesaha Jaaska lagu ciyaaro ku lahaayeen xaafadaas.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Waxaa ay u muuqataa in u jeeddada Studiyahan ay u furteen ay aheyd sidii aan looga shakin laheyn falalkan guracan oo ay ku lug leeyihiin, maadaama dadka intiisa badan Argagaxisada ka aaminsan yihiin wax ka duwan kireynta Heesaha Jaaska, laakiin waxaad ogaataa in Alshabaab ku jiraan dambi ka weyn midka kaas ka weyn oo ah baneysiga dhiiga dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah.

Afhayeenka Ciidanka Booliiska ayaa sidoo kale, waxaa uu ka warbixiyay howlgalada amniga lagu sugayo oo ciidanku ka wadaan caasimadda.

Previous Post

In ka badan 130 Muwaadin oo Soomaali ah oo dalka Uganda ku xayirnaa oo maanta dalka ku soo laabtay +Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In