Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo deeq raashin iyo lacag isugu jirto gaarsiiyey dadka soo barakay ee ku sugan duleedka MUqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo deeq raashin iyo lacag isugu jirto gaarsiiyey dadka soo barakay ee ku sugan duleedka MUqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan raashinka oo isugu jirtay Bur ,Bariis Sokor, Timir, Baco  iyo lacago ayaa shalay loo qeybiyay qoysaska barkacayaal ah oo  gaaraya labo boqol oo qoys kuwaas oo ku nool deegaanka garas baleey ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha deegaanka Garas baaley  Cabdiraxmaan Cali Garyare oo ka hadlay goobta qaybinta raashinka ayaa ka mahadceliyeey  deeqdaan ay soo gaarsiiyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

S/Guuto Axmed Dhayib Axmed Dhegacaleen oo ka mid ah Sariisha aybta guud ee boliiska Soomaaliya in ka Ciidan ahaan ay isku dayaan in inta karaankooda ah ay u keeneen walaalahooda dhibaateysan.

Taliye ku-xigeenka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Muqtaar Xuseen Afrax oo Barakacayaasha gudoonsiiyey Deeqdan ayaa sheegay in tani aysan noqon doonin tii ugu danbeysey ee Ciidanka Boliiska uu soo gaarsiiyo dadka dhibaateysan.

Deeqdan ayaa waxaa iska soo uruuriyey xubnaha Ciidan Boliiska Soomaaliyeed si ay ula qaybsadaan Dadka Soomaaliyeed ee dhibka ka soo gaartay Abaarta.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Gurmadka Abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa

Next Post
Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Gurmadka Abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa

Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Gurmadka Abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In