Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka XDS Oo Digniin Adag u Diray Dadka Baraha Bulshada Sida Been Abuurka Ah Ugu Sameystay Magaca Taliyaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka XDS Oo Digniin Adag u Diray Dadka Baraha Bulshada Sida Been Abuurka Ah Ugu Sameystay Magaca Taliyaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa soo gaaray in dad adeegsanaya magacooda ay baraha bulshada ku faafinayaan warar been abuur ah oo aan waxba ka jirin.

Barahaasi waxa ka mid ah akoonka twitterka ee cinwaankiisu yahay @ChiefOfDefence, halkaasi oo lagu daabaco warar badan oo been abuur ah oo ku xadgudbaya dawlado, mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad kaleba.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026

Waxaan halkan ka caddaynayaa in wararka lagu baahiyey akoonkaasi ay yihiin kuwa been abuur ah, waxaana danta laga leeyahay ay tahay burburinta sharafta Qaranka, tan ciidanka iyo iska horkeenka bulshada.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo taliskuba waxaya caddaynayaan in aysan lahayn bar twitter iyo bar kale oo baraha ijtimaaciga ah xilligan, Markii barakahaasi rasmiga ah la unko waxaa lagu faafindoonaa warbaahinta qaranka.

Waxaan uga digayanaa dadka isticmaalaya barahaasi been abuurka ah in lagu daba joogo, raadkoodana la hayo, sharcigana lala tiigsan doono dhowaan.

Wada shaqayn

Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Midowga Macalimiinta dugsiyada Qur’aanka ee Wadanka Kenya oo ka qeyb galaya u gurmadashada dadka abaartu saameysay

Next Post

Maamulka Jaamacadda City oo ardayda Jaamacadda u qabatay xaflad qalin jebin ah “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Jaamacadda City oo ardayda Jaamacadda u qabatay xaflad qalin jebin ah “SAWIRRO”

Maamulka Jaamacadda City oo ardayda Jaamacadda u qabatay xaflad qalin jebin ah "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In