Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Asluubta oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo geba gebeynaayay Xuska sanad guuradii 45 aad Ee Ciidanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka Asluubta oo dalbaday in la banneeyo xarumihii Asluubta ee gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad geba gebo u ahayd Xuska 45 Sano Guurada ka soo wareegtay Aas Aaskii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeeed oo ku beeegnaa 22 Febaraayo uuna ka qayb galay taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto Xuseen Xasan Cismaan ayaa Maanta lagu qabtay Xabsiga Dhexe Ee Xamar.

Kooxda Fanka Hobolada Onkod Ee Ciidanka Asluubta ayaa waxaa ay ay Munaasabadaas ku soo bandhigeeen Riwaayad ka hadleysa Kaalinta Ciidanka Asluubta ay ku leeyihiin Ciidanka qalabka sida taa oo loogu Magac daray Waasan baa noo baryee Maxaa noo balan ah iyadoo Saraakiisha Ciidanka Asluubta Ee uu taliyuhu ugu Horeeyo ay aad ula dhaceen Riwaayadaas.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto Xuseen Xasan Cismaan oo Khudbad ka jeeediyay Munaasabadaas Gaba gabdeedii ayaa waxaa uu Hambalyo iyo Bogaadin u jeediyay Ciidanka Asluubta Qaybahooda kala duwan waxaana uu sheeegay in ay Yihiin Ciidan ka soo dhalaalay Kaalinta ay Qaranka ugu jiraan.

Sareeye Guuto Xuseen xasan Cismaan ayaa Gaba gabadii waxaa uu Shahaadooyin Gudoonsiiyay Hay,ado iyo Ururo Kaalmeeyay Ciidanka Asluubta isagoo u Mahad naqay.

Previous Post

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida oo maanta siday Xukuno”DHAGEYSO”

Next Post

Biyo la’aan ka jirta degmada Buur-Hakaba

Next Post
Biyo la’aan ka jirta degmada Buur-Hakaba

Biyo la’aan ka jirta degmada Buur-Hakaba

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In