Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliiska oo la kulmay saraakiil midowga Yurub ka tirsan-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska oo la kulmay saraakiil midowga Yurub ka tirsan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo ay wehliyaan qaar kamid ah saraakiisha booliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socota midowga Yurub.

Saraakiisha ka socotay midowga Yurub ayaa waxaa hogaaminayay haweeneyda lagu magacaabo, Ms Maria Cristina-Stepanescu, oo madax ka ah qeybta tababarada siisa ciidamada badaha wadamada geeska Afrika.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Taliyaha booliiska Soomaaliya ayaa saraakiisha midowga Yurub ka socotay waxaa uu kala hadlay sidii gacan ugu geysan lahaayeen dhismaha iyo qalabeynta booliiska Soomaaliya.

Kulanka ay wada yeesheen kadib  ayaa saraakiisha midowga Yurub ka socotay waxaa ay kormeereen dugsiga tababarada ciidamada booliiska Soomaaliyeed ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa inta badan hela taageero badan oo lagu xoojinayo dhismaha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

cap_5 cap_4 cap_3 cap_2 cap_1 14358865_312265109129909_1052010611464745347_n 14355079_312265332463220_7104734640900740596_n 14332924_312265352463218_720789894351530321_n

Previous Post

AUN Janaraal Goobaanle oo maanta la aasay-sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Uganda Uga Qeybgalay Shirka 8aad Ee Baarlammaannada IGAD “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Uganda Uga Qeybgalay Shirka 8aad Ee Baarlammaannada IGAD “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Uganda Uga Qeybgalay Shirka 8aad Ee Baarlammaannada IGAD “SAWIRRO”

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In