Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliiska oo tababar u soo xirey saraakiil-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska oo tababar u soo xirey saraakiil-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta tababar muddo soconayay ugu soo xiray qaar ka mid ah saraakiisha booliiska Xerada Gaadiidka.

Taliyaha waxa uu aad u ammaanay doorka ay ciidanka Booliiska ka qaataan Sugidda ammaanka Qaranka, taasina lagu fuliyay hadba tababarada ay qaataan, wuxuuna tilmaamay in waxyaabihii ay halkaan ka barteen ay ku dabakhaan hawlaha ay shacabka u hayaan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhanka kale Taliyaha ciidanka Booliska soomaaliyeed ayaa maanta kormeer ku tegay goobaha ay ka socoto mushaar bixinta Ciidanka booliiska soomaaliyeed.

Ugu horeen waxaa mushaar bixinta lagu bilabay taliyaha Ciidanka booliska, waxuuna ammaanay qaabka ay u socoto lacag bixinta ciidanka.

“Waad u jeedaan aniga ayaa laygu bilaabay lacagta mushaarka oo ah seddex bilood, wayna soconaysaa inta ay ka qaadanayaan Ciidanka dhan midka heeganka ah iyo kuwa xafiisyada joogaba,aad ayaana u amanayaa saraakiisha ku howlan mushaar bixinta”sidaasi waxaa yiri taliyaha Ciidanka booliiska Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud .

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa wada dadaalo lagu tayaynayo Ciidanka,isla markaana kor loogu qaadayo aqoontooda.

b1 b2 b3 b4 b5 b6 b7 b9 b10 b11
Isha SONNA

Previous Post

Doorka haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka

Next Post
QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka

QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In