Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Booliska” waxaan ka qayb galidoonaa Munaasabad Tababar loogu soo xirayo Saraakiil ka tirsan Puntiland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka  Minisote
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howllaha shaqo ee uu ku joogo Magaalada Garoowe ay tahay in la horumariyo Tayada iyo shaqada ciidanka Booliska meelkasta oo ay joogaa, isagoo sheegay in uu kulamo wadatashi ah la Qaadan doono Saraakiisha Ciidanka Booliska ee Maamulka Puntiland.

Jenaral Maxamed Sheekh Xasan Xamuud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliyeed  ayaa sheegay in ay qorshaynayaan ka Boolis ahaan in  si awood leh loo kordhiyo Tayada iyo hufnaanta shaqo ee Ciidanka Booliska oo uu timaamay in ay tahay Hay’adda kaliya ee ugu faca weyn.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Taliyaha oo sii hadlayay ayaa tilmaamay in Magaalada garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntiland  uu kula kulmay ku-simaha Madaxweynaha Puntiland  ahna kuxigeenka  Madaxweynaha Ing Cabdixakiin Cabdullaahi  Cumar Cameey  isla Markaana Salan kaddib waxa uu sheegay in  ay kala warqaateen.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Booliska Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa Sheegay in saacadaha soosocda uu ka qayb galidoono  Munaasabad  Tababar loogu soo xiridoono  Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntiland.

Jenaral Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa shaaciyay in dhawaan dib u Dayactir lagu samayn doono xarumihii Taliska Booliska uu ku shaqay jiray  kuwaas oo ku yaalla Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in hadda dib u dayactir lagu Wado Xarunta  Dambi Baarista ee “C I D”.

Ugu Dambaytii Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in Socdaalka Uu ku joogo Deegaannada Puntiland marka uu dhamaado uu uga Tallaabi doono Deegaannada ay ka Arrimiyaan Maamullada Jubbalan,  Galmudug iyo Deegaanno kale.

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa muddooyin kaan waday dadaallo waxbadan looga badalayo Hanaanka shaqo ee Ciidanka Booliska meelkasta oo ay Soomaaliya ka joogaa taas oo lagu Ammaani karo Taliyaha Ciidanka Booliska Jenaral Maxamed Sheekh Xasan Xamuud oo markii uu xilkaan la wareegay isku Howllay Tayada Ciidanka Bulshada ee Booliska.

Previous Post

Wasiir Nuux: Xanuun badan ayay nagu haysaa Shaqo la’aanta Dhallinyarada

Next Post

Maraykanka oo Sheegay in uu joojiyay Duqaynta Suuriya

Next Post
Maraykanka oo Sheegay in uu joojiyay Duqaynta Suuriya

Maraykanka oo Sheegay in uu joojiyay Duqaynta Suuriya

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In