Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Gaaray Kismaayo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Gaaray Kismaayo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Adem Axmed  iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Wuxuna taliyuhu salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidankii soo dhaweeyey. Waxaana arrimaha ay magaaladaasi u tageen qeyb ka ah horumarinta ciidamada Xoogga dalka iyo dar dar galinta ciribtirka kooxaha argagaxisada ee Al-shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

S/G Maxamed Adem ayaa kormeer ku sameeyey gaadiid cusub oo dhawaan loo keenay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee qeybta 43-aad. Wuxuna Taliyuhu sheegay in Gaadiidkan ay qayb ka qaadan doonaan horumarinta dhismaha Ciidamadda Xoogga dalka. Isagooma ku boggaadiyey saraakiisha hoggaaminaysa Ciidanka sida ay uga go’an tahay in la dhiso Ciidan Qaran oo Soomaali oo dhan ka kooban.

20151123_112509_resized_2 20151123_112600_resized_1 20151123_112835_resized_1 20151123_113639_resized_1 20151123_113855_resized_1 C360_2015-11-23-14-52-22-243_resized

Previous Post

War Saxaafadeed: Kulanka Wadatashiga Qaran ee Hindise Sharciyeedka Qabyo-Qoraalka Axsaabta Siyaasadda Soomaaliyeed Muqdisho

Next Post

Baarlamaanka Dalka Oo Ansixiyay Sharciga Maalgashiga Shisheeye

Next Post
DAAWO-Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku meel mariyey sameynta guddi Baarlamaanni ah oo la dagaalamma Musuq Maasuqa

Baarlamaanka Dalka Oo Ansixiyay Sharciga Maalgashiga Shisheeye

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In