Thursday, July 3, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Asluubta.

caqiil by caqiil
April 7, 2021
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Asluubta.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo taliye xigeenka Ciidanka ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska guud ee Ciidanka Asluubta, iyagoo u kuur galay shaqada Ciidanka Asluubta.

Ujeedka kormeerka ayaa ahaa sidii loo kordhin lahaa sugidda amniga xabsiyada iyo ka qeyb-qadashada amniga dalka maadaama ay fooda nagu soo heeyso bisha barakeysan ee Ramadaan oo kooxda argagixsad ah ee  Al-shabab  ay isku dayaan in falal amni daro ka gaystaan gudaha Dalka, iyadoo taliska asluubta uu markasta ka feejigan yahay dhagarta Cadwga ayaa taliyaha waxa uu warbixin ka dhageystay  saraakiisha ku shaqada leh amniga xabsiyada.

Related posts

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

July 2, 2025
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

July 2, 2025

Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluub Gen Cabdikariin Cali Afrax  ayaa sheegay in Looga baahan yahay Ciidanka Asluubta in xili walaba ay usoo Jeedaan sidii ay cadawga uga difaaci lahaayeen dalka iyo dadka

Taliyaha  Ciidanka Asluubta soomaaliyeed Gen.Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlayay Ciidamada suga Amniga Taliska asluubta ayaa ku bogaadiyay shaqada ay qabtaan isagoo faray hoggaanada ciidanka inay xoojiyaan amniga maadaama bisha barakeysan ee Ramadan ay kooxda argagixsadu isku dayaan in ay dhibaateeyaan dadka, loona baahan yahay in la iska kaashado sidii looga  hortagi lahaa.

Previous Post

Somali Army destroys terrorist bases in Galgadud region

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo boogaadiyay guulahii Ciidanka Xoogga dalka ay ka gareen howlgaladii u danbeeyay

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo boogaadiyay guulahii Ciidanka Xoogga dalka ay ka gareen howlgaladii u danbeeyay

Wasiirka Gaashaandhigga oo boogaadiyay guulahii Ciidanka Xoogga dalka ay ka gareen howlgaladii u danbeeyay

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

July 2, 2025
0

Bayaan ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee xafiiska Muqdisho ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

July 2, 2025
0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Sevilla ee uu ka...

NISA oo kaashanaysa Ciidamada deegaanka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno hoostaga Moqokori

NISA oo kaashanaysa Ciidamada deegaanka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno hoostaga Moqokori

July 2, 2025
0

 Ciidanka Nabad-sugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Xoghaya Guddiga Dhaqaalaha QM ee u qaabilsan Afrika

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Xoghaya Guddiga Dhaqaalaha QM ee u qaabilsan Afrika

July 2, 2025
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya Shirweynaha 4-aad ee Horumarinta Maalgashiga Qaramada Midoobay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In