Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed oo booqday Wasaraadda haweenka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed oo booqday Wasaraadda haweenka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xaquuqul Adanaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, halkaas oo ay ku soo dhaweyeen Wasiirka Wasaaradda Khadiija Maxamed Diiriye iyo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaraddu, Cabdikarin Ala-qabe.

U jeedka Booqashada Taliyaha Ciidanka, ayaa ahaa in uu Bogaadiyo Garab istaaga ay Haweynka Soomaaliyeed u Muujiyeen Ciidamada sugayay Amniga Caasimadda intii lagu guda jiray Bishii Barakeysaneyd ee Ramadaan iyo markasta.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Waxa uuna ka codsaday inay garab iyo gashaan u noqdaan haweenka Soomaaliyeed Ciidanka,madaama aad tihiin halbowlaha bulshada ku dhaq-dhaqaado.

Previous Post

Wasiirka arr/dibada oo aaladda foggaan-aragga kulan kula qaatay jaaliyadda Soomaaaliyeed ee G/Minnesota

Next Post

Dadkii uu sameeyay Roobkii da’ay shalay oo Baaritaano Caafimaad loo sameeyay

Next Post
Dadkii uu sameeyay Roobkii da’ay shalay oo Baaritaano Caafimaad loo sameeyay

Dadkii uu sameeyay Roobkii da'ay shalay oo Baaritaano Caafimaad loo sameeyay

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In