Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Boliiska oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Boliiska oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
Taliyaha booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa kulanka uu la qaatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii ay dowladda Shiinaha u sii wadi lahayd taakuleynta ciidanka Boliiska iyo qalabka ay u baahan yihiin, si ay u horumariyaan howlaha amniga.
Taliyaha Boliiska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyey dowladda Shiinaha dedaalka ay uga qeyb-qaadeyso dib u dhiska dalka,waxa uu intaa raaciyey in Boliiska ay joogaan waqtigii la iska kaashan Lahaa horumarintooda, labadii sanno ee u dambeysayna ay gaareen himilooyin fiican, laakiin ay lagama maarmaan tahay in dowladda Shiinaha ay xoojiso taageerada dhanka qalabka casriga ah iyo xitaa tababarrada, si loo helo Boliis isku filan.
Ugu dambeyn safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Warsame Geel-hire, ayaa sheegay in Boliisku uu yahay ciidanka bulshada u adeegga muhiimna ay tahay in laga wada qeyb qaato horumarintooda, dowladda Shiinaha ayuu xusay in ay diyaar u tahay gacan siinta Boliiska si shacabka Soomaaliyeed degnaanshahooda iyo amnigooda loogu guuleysto.
Sidii kale kulanka waxaa joogey Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Previous Post

Daawo Sawirro:-Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Koofur Sudan

Next Post

Marxuum Cadde Muuse oo maanta lagu aasay Boosaaso+Sawirro

Next Post
Marxuum Cadde Muuse oo maanta lagu aasay Boosaaso+Sawirro

Marxuum Cadde Muuse oo maanta lagu aasay Boosaaso+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In