Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Booqday Xaruumaha Ciidanka Boliiska Suudaan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Booqday Xaruumaha Ciidanka Boliiska Suudaan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo Maalmahaanba Booqasho ku joogay Dalka Suudan ayaa si isdaba joog ah  ku tagayay  Qeybaha kale Duwan ee Xaruumaha Booliska Dalka Suudan ee ku yaala Caasimada Sudan ee Khartuum.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Taliyaha ayaa Booqday  Xarunta Xabsi ku yaala Magaalada Hudal islaaxiyaha  markii uu  Goobtaasi Gaaray ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay heesaha Qiirada leh ee intabadan lagu Gubaabiyo Ciidanka Booliska Dalka Suudan isagoo arkay habka ay u shaqeyso Xaruuntaasi mahad balaarana u jeediyay Madaxweenaha Dowlada Suudan Cumar Xasan al Bashiir iyo Madaxda Ciidanka Qeybihiisa kale Duwan

“Anigoo  ku hadlaya Magaca Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo kan Shacabka Soomaaliyeed  waxaan rabaa in aan idinkaga Mahadnaqo waxa aan maanta ku arkay Magaaladani iyadoo Dadaalkaasi aan rabo in aan uga Mahadnaqo Madaxweynaha Dalka Suudan Cumar Xasan al Bashiir Wasaaradda Arimaha Gudaha Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Dalka Suudan  iyo Hogaanka Magaaladani waxaa laga yaabaa in aan dul istaago meelaha qaar oo Magaladani tilmaamaha u ah  waana  mid aad u heer sareysa  mana fileen in aan arko xaruuntan  tilmaamaha noocan oo  kale in  aan ku arko Wadan dhaca Qaarada Africa.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka  Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud  ayaa la Geeyay  Xarunta  Booliska ay ka Hagaan ama ka Maamulaan Kaamirooyinka ku xiran Wadooyinka Caasimda Dalka Suudan iydoo la tusiyay habka ay u shaqeyso Xaruntaasi waxayna  Madaxda Booliska halkaasi ku sugnaa ay hal hal ugu sharaxeen Xaruuntan  intaa kadib  sidoo kale waxaa  la geeyay Taliyaha  Qeybta Booliska ee Qaabilsan ka hortaga   Rabshadaha lana Tusiyay Gawaarida ay isticmaalan Xiliyada ay howlgalada ka sameenayaan goobaha Rabshadaha ay ka jiraan   Taliyaha ayaa ka Mahadceliyay sida ay u siiyeen Madaxda Booliska  Warbixin Dhameestiran oo ku adaan waxyaabaha ay qabtaan Booliska Rabshadaha ka hortaga

Markii uu soo Gabagabeeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Soomaaliya Booqashooyinkiisa ku aadanaaa Xaruumaha Booliska ee Dowlada suudan Qeybaheeda kale Duwan ayaa waxaa Hoyga guud ee ay leeyihiin Taliska Booliska Suudan  loogu Sameeyay Casho sharaf taa oo uu Agaasinkeeda lahaa Dhigiisa Suudan Haashim Cismaan al Xuseen iyadoo Cashadaasi sidoo kale goob joog ay ahaayeen Dhamaan Hogaanka sare ee Ciidanka Booliska Dalka Suudan.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26

Previous Post

Madaxweynaha: “Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America waxa uu muhiim u yahay horumarka iyo xasiloonida caalamka” “Sawirro”

Next Post

Kulan Looga Hadlay Doorka Ururada Bulshada Rayidka Ay Ka Qaadan Karaan Doorashooyinka 2016-ka “Sawirro”

Next Post
Kulan Looga Hadlay Doorka Ururada Bulshada Rayidka Ay Ka Qaadan Karaan Doorashooyinka 2016-ka “Sawirro”

Kulan Looga Hadlay Doorka Ururada Bulshada Rayidka Ay Ka Qaadan Karaan Doorashooyinka 2016-ka "Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In