Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Booliska oo dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Booliska oo dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sarkiisha ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamislaha ah ku yeeshay  Dugsiga tababbarka ciidanka Booliska Jeneraal Kahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale.

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed iyo Xidlhibaan Saciid Nuur Gariish ayaa ciidanka tababbarka ku jira ku wareejiyay Neef Geel ah iyo 20 Neef oo Ari ah, kaasi oo ay ugu talagaleen inay ku dhiiri geliyaan ciidanka tababbarka ku jira.

Related posts

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026

Taliyaha Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha Booliska Sareeyo Guuto Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ugu deeqay 20 Neef oo Ari ah, iyadoo Taliyaha Hogaanka Nabadgelyada Waddooyinka Sareeyo Guuto Cabdinaasir Macalin Dalab uu isna ciidanka ku wareejiyay 10 Neef oo Ari ah, isagoo balan qaaday in hogaankoodu uu qeyb ka mid ah Xafiisyada Akadeemiyada dib u dhis ku sameyn doono.

Taliyah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud  ayaa la dardarmay ciidamo Leyli Saraakiil iyo ciidamado kale oo dhawaan tababbar uu aadi doona dalka Jabuuti, kuwaas oo tiradooda ay gareyso 70,  isagoo ku booriyay inay muujiyan dulqaad inta uu socda tababbarka oo ay ka soo faa’iideystaan.

“Waxaad u socotaan tababbar oo dalka Jabuuti ah Hooyo iyo Abti meesha ma idinka horeyo marka waxaad sameysan dulqaad oo in  aad la qabsataan cimilada, waa in cashirada lagu bixnayo aad ilgaar ah ku yeelataan mas’uuliyad ayaa idinsaran” ayuu yiri Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Ugdambeytii Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed ayaa ciidamada Booliska ku amaanay sida ay u sugaan Nabadgelyada magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in ka Xildhibaan ahaan ay ku dadaali doonaan sidii ciidamada loogu heli lahaa xaquudooda joogtada ah.

“Waxaa Ciidamada Booliska Soomaaliya  ku amaanayaa sida ay u sugaan amaanka magaalada Muqdisho, weli ma maqlin Askari boolis ah ayaa wax dilay, waxaan ku dadaaleynaa sidii ciidamada ay ku helilahyeen xaquuqdooda” ayuu yiri Xildhibaan Cabdixakiin.

IMG_1718 IMG_1719 IMG_1725 IMG_1726 IMG_1727 IMG_1737 IMG_1778 IMG_1788 IMG_1791 IMG_1792 IMG_1793 IMG_1795 vlcsnap-2017-02-24-01h20m53s187 vlcsnap-2017-02-24-01h43m16s71 (1) vlcsnap-2017-02-24-01h45m41s204

Previous Post

Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada ee Qarannimo oo Hambalyo u diray Ra’isul Wasaaraha Cusub ee la Magacaabay.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
0

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In