Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray ciidan lagu tababarayo Akadeemiyada Booliiska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray ciidan lagu tababarayo Akadeemiyada Booliiska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed  ku waasi oo tababar uga socda Akadeemiyada  Sareeye Guuto, Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka oo la hadlay Ciidanka tababarka ugu xareysan Akadeemiyada  Sareeye Guuto. Kaahiye, ayaa lawaday in taliska uu dagaal xoogan kula jiro sidii loola dagalami lahaa waxayabaha maanka dooriya loona baahan yahay in ciidanka ka fogaadaan waxayaabahaas.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Intaasi kadib Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah Akademiyada oo ay ka socdeen dayactir lagu sameeyanayo qeybo kamid ah.

Ciidanka ayaa dhawaan la qaatay waxaana u socda tababar dhibow ah si ay uga mid noqdaan ciidamada kale ee haatan kawada dalka sidii Bulshada Soomaaliyeed si nabdoon har iyo habeen ugu noolaan lahaaayeen, gaar ahaan Ilaalinta Nafta iyo Maalka Ummadda.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Next Post

Madaxda IGAD oo meel uga soo wada jeestay xadgudubka Ethiopia ee ku aadan Madax banaanida Soomaaliya

Next Post
Shirka Madaxda IGAD oo ka furmay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda

Madaxda IGAD oo meel uga soo wada jeestay xadgudubka Ethiopia ee ku aadan Madax banaanida Soomaaliya

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In