Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Dugsiga barbaarinta Carruurta Booliska

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Dugsiga barbaarinta Carruurta Booliska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmad Firin iyo Agaasimaha Miisaaniyadda Dowladda ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmad Cabdi Aadan (Iraad) iyo Madax kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa saakay Kormeeray  xarunta faraha ee C I D iyo Dugsiga  Barbaarinta Carruurta Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska oo muhiimad siinaaya sida ugu fudud ee loogu adeega Bulashada Soomaaliyeed ayaa Wasaaradda ka codsadey inay Qorshaha ku darsadaan Xarunta Faraha C I D oo ah adeeg Bulsho oo muhiim ah

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Sidoo Kale Agaasime Iraad ayaa xarunta Barbaarinta Carruurta Booliska Soomaaliyeed  ugu deeqey mashaariic ay ka mid yihiin Dhismaha Dugsiga iyo agabkii ay ku seexan lahaayeen Carruurta Booliska Soomaaliyeed .

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu mahadceliyey Agaasimaha iyo madaxdii kale ee ka socdey Wasaaradda Maaliyadda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka fikirka xagjirka

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In