Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sareeya Gaas, Maxamed Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Dalka Ruwanda uga soo qeybgalay shirka booliska Addunka ee interbol oo Sanadkan lagu qabtay magaalada Kigali.

Taliyaha iyo Saraakiisha la socotay, waxaa garoonka diryaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Sareeya Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamud ayaa oo Radio muqdisho kula hadlay Qeybta nasashada garoonka, ayaa sheegay in si buuxda uu u soo laabtay xiriirkii ka dhexeyay booliska Soomaaliya iyo Booliska Adduunka, uuna ka helay ballan qaad ku aadan in la kordhiyo taageerada booliska Adduunka uu siiyo soomaaliya.

“Taageero ayaan ka hadda ka helanaa booliska Addunka, waxeyna tababarro siiyaan ciidanka booliska, iyagoo sidoo kalana qalab ciidan noogu deeqay waxaana hadda nasoo gaari doona qalab aan si gaar ah ugu wada xiriino booliska addunka”sidaasina waxaa yari Gen Maxamed Sh Xasan Xaamud.

Booliska Addunka ayaa waxaa ku mideysan 190 dowladood,waana markii ugu horreysay ee soomaaliya 25 sano kadib si buuxda uga qeybgalsho shirkaasi.

BH0A8784 BH0A8785 BH0A8786 BH0A8787 BH0A8788 BH0A8789 BH0A8790 BH0A8792 BH0A8793 BH0A8794 BH0A8795 BH0A8796 BH0A8797 BH0A8798

Taliyaha-INTERPOL-Rwanda BH0A8799 BH0A8800 BH0A8801 BH0A8802 BH0A8803 BH0A8804 BH0A8805 BH0A8806 BH0A8807 BH0A8808 BH0A8809 BH0A8810 BH0A8811 BH0A8812 BH0A8813 BH0A8814 BH0A8815 BH0A8816 BH0A8817 BH0A8818 BH0A8819

Previous Post

Ruushka Oo Hakiyay Duullimaadyadii Masar Iyo Britain Oo Dalxiisayaasheeda Daadgureeneysa

Next Post

R/wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab “Sawirro”

Next Post
R/wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab “Sawirro”

R/wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab "Sawirro"

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In