Friday, July 11, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo safar shaqo ku tagay Magaaladda Gaalkacyo “Sawirro”

caqiil by caqiil
January 31, 2019
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska oo safar shaqo ku tagay Magaaladda Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey Saraakiisha Booliska ee gobolkaasi ka howlgala.

Taliyaha ayaa kormeeray Xarumaha iyo Fadhiyada Ciidanka Booliska ay ku leeyihiin magaaladda Gaalkacyo, waxaana uu kulan la qaatay Saraakiisha sare ee Ciidanka.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

July 10, 2025
Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

July 10, 2025

Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in kulanka uu la qaatay saraakiisha booliiska labada maamul ee Puntland iyo Galmudug uu yahay mid qeyb ka ah dadaalada loogu jiro in la helo wada shaqeyn buuxda oo dhax marta ciidamada booliiska soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, maadaama haddii la helo wada shaqeyn joogto ay qeyb ka qaadaneeyso yareynta  falal danbiyeedyada ka dhaca  Dalka.

Wafdiga  uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa muddooyinkii u danbeeyay  howlo shaqo oo ku aadan u kuur galida shaqada ciidanka Booliska iyo ka war doonista  baahiyada Ciidanka booliiska  ku marayay deegaano ka tirsan Dawlad Gobaleedka Puntland.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daahfuray shirka xal u helidda Barakacayaasha Gobolka Banaadir+ Sawirro

Next Post

Dagaal xooggan oo Kooxo argagixiso ah ku dhex maray Soomaaliya

Next Post
Dagaal xooggan oo Kooxo argagixiso ah ku dhex maray Soomaaliya

Dagaal xooggan oo Kooxo argagixiso ah ku dhex maray Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

July 10, 2025
0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Turkiga Soomaaliya u jooga Mudane Alper...

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

July 10, 2025
0

Maxamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka arxanka daran ee Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Guutada 23-aad...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlay abaarta ka jirta Gobalka Awdal

July 10, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle “Xaalada abaarta gobolka Awdal si gaar ah ayaa ula socnay, waxaana ka dowlad...

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay Madaxda Rugta Ganacsiga 

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay Madaxda Rugta Ganacsiga 

July 10, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In