Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo dhaweeyey Wafdi ka Socday Talyaaniga “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo dhaweeyey Wafdi ka Socday Talyaaniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

February 16, 2026
Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa maanta ku soo dhoweeyey Akaadeemiyada Boliiska ee Jen. Kaahiye wafdi ka socday Dawladda Talyaaniga oo uu hoggaaminaayo Ambassador Luciano Pezzi, Ergeyga Gaarka ah ee Dawladda Taliyaaniga u qaabilsan bariga Afrika oo ay weheliyaan Carlo Campineli Danjiraha Dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya , Col. Carlo Emiliani U qaybsanaha Arrimaha Ciidamada Ee Dawladda Talyaaniga.
Muhiimadda booqashada wafdiga waxay imaaneysaa ka dib xiriirka qotada dheer ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed la leeyihiin Ciidanka Carabinieriga Talyaaniga oo wixii ka dambeeyey sanadkii la soo dhaafay soo xoogeysanaayey ka dib markii uu Taliyaha Ciidanka uu booqasho rasmi ah ku tagay Dalka Taliyaaniga, halkaasna uu kula soo kulmay dhiggiisa dalkaasi Taliyaha Caranbinieriga Tulio Del Sette.
Wafdiga oo salaan ka qaatay cutubyada tababarka ugu jira Dugsiga ayaa kormeer ku soo sameeyeen qaybaha kala ee Dugsiga, Waxayna wafdiga kula kulmeen Akaadeemiyaha Saraakiil Sare oo sanadkii hore tababar dhanka hoggaaminta ah ku soo qaatay Magaalada Roma.
Ugu dambeyntii wuxuu ergeygu halkaas ka ballan qaaday inay sii kordhin doonaan xiiirka iyo gacan siinta ciidanka boliiska Soomaaliyeed.
Previous Post

Dhageyso Wareysi uu Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo siiyey Warbaahinta Qaranka.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale ku baaqay in Xukuumadda la Ansixiyo

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale ku baaqay in Xukuumadda la Ansixiyo

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga...

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
0

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad ee wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah...

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

February 16, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In